Bulshada Xudur oo kulan soo dhoweyn ah u qabatay waftigii ra’iisul wasaare Khayre.

Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa waxaa ku sugan ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo oo maalinimadii shalay lagu soo dhoweeyey.

Ra’iisul wasaaraha iyo waftigiisa ayaa waxaa habeenimadii xalay ahayd kulan soo dhoweyn ah u sameeyey qaybaha kala duwan ee bulshada kunool magaalada Xudur.

DAAWO

PUNTLANDPOST