Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Gambool

Madaxweyne Farmaajo oo maanta Jabuuti kula kulmaya madaxweyne Geelle.

Madaxweynaha jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa xalay gaarey magaalada D Jabuuti ee… Sii akhri

Posted on August 19, 2019August 19, 2019 by Gambool

Taliska ciidanka Puntland oo Boosaaso ku soo bandhigay Khamri iyo dad ka ganacsan jirey.

Posted on August 18, 2019August 18, 2019 by Gambool

Laamaha ammaanka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku soo bandhigay maandooriyaha Khamriga iyo dadkii ka ganacsan jirey… Sii akhri

Maxaa sababay in wasiir Islow shaaqada ka joojiyey agaasimihii guud ee wasaaradda amniga.

Posted on August 18, 2019August 18, 2019 by Gambool

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa lagu sheegay in shaqadii laga joojiyay agaasimaha Guud ee… Sii akhri

Cabdifataax Cabdiraxmaan Warsame oo qirtay inuu wax ka kufsaday Caasha Ilyaas faahfaahiyeyna qaabkii wax u dheceen.

Posted on August 18, 2019August 18, 2019 by Gambool

Cabdifataax Cabdiraxmaan Warsame oo kamid ah saddex nin oo maxkamadaha derejada 1aad iyo rafcaanka gobolka Nugaal ay dil ugu xukumeen… Sii akhri

Ciidanka DANAB oo howlgallo dad lagu qabqabtay kawada gobolka Mudug

Posted on August 18, 2019August 18, 2019 by Gambool

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa saacadihii ugu dambeeyey howlgallo lagu soo qabqabtay dad lala xiriirinayo Alshababa… Sii akhri

Donald Trump oo qarka u saaran inuu ka haro doorashada Maraykanka ee 2020.

Posted on August 18, 2019August 18, 2019 by Gambool

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa isaga bixi doona hardanka loolanka loogu jiro madaxweynaha dalkaasi ee doorashada 2020, sida uu… Sii akhri

Madaxweyne Denni oo Somaliland uga digey ku xad gudubka Puntland nabadna ugu baaqay.

Posted on August 17, 2019August 17, 2019 by Gambool

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Denni ayaa uga digey maamulka Somaliland xad gudubka iyo daandaansiga uu ku samaynayo deegaamada… Sii akhri

Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo loo doortay guddoomiyaha barlamaanka Jubbaland.

Posted on August 17, 2019August 17, 2019 by Gambool

Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Jubbaland lagu qabtay doorashada guddoonka barlamaanka 2aad ee maamulka Jubabland iyadoona… Sii akhri

Maxkamdda sare ee Puntland oo shaacisay inay maalinimada Isniinta ah go’aan ka gaarayso kiiskii Caasha Ilyaas

Posted on August 17, 2019August 17, 2019 by Gambool

Maxkamadda sare ee Puntland oo saaka u fariisatay dhegaysiga kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan ayaa waqti u qabatay xilliga ay… Sii akhri

Mid kamid ah raggii loo haystey kiiskii Caasha Ilyaas oo maxkamadda ka hor qirtay inuu falka ku kacay.

Posted on August 17, 2019August 17, 2019 by Gambool

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa saaka waxa ay u fariisatay dhegaysiga kiiska saddex nin oo loo haysto kufsigii iyo dilkii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close