Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Gambool

Dayactir lagu bilaabay qaybo kamid ah buundada weyn ee Garoowe.

Dowladda hoose ee degmada Garoowe ayaa maanta bilowday qorshe ay ku dayactirayso qaybo kamid ah buundada weyn ee magaalada Garoowe,… Sii akhri

Posted on August 20, 2019August 20, 2019 by Gambool

Madaxweyne Deni oo magacaabay wasiiru dowle cusub

Posted on August 20, 2019August 20, 2019 by Gambool

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magacaabay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka. Madaxweyne Deni… Sii akhri

Taliyaha guud ee AMISOM oo ku wajahan magaalada Kismaayo.

Posted on August 20, 2019August 20, 2019 by Gambool

Taliyaha guud ee ciidammada Amisom , Tigabu Yilma ayaa lafilayaa inuu maanta oo Talaado ah gaaro magaalada Kismaayo oo xarun… Sii akhri

Ciidanka nabad sugidda Jubbaland oo howlgallo kawada gobolka Gedo.

Posted on August 20, 2019August 20, 2019 by Gambool

Ciidamada nabad sugidda maamulka Jubbaland ee gobolka Gedo ayaa waxa ay howlgallo xoogan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka  sameeyeen… Sii akhri

Ciidanka Somaliland oo Hargaysa ku xiray fanaaniin ka qaybgashay xuska aasaaskii Puntland.

Posted on August 19, 2019August 19, 2019 by Gambool

Ciidamada ammaanka maamulka Somaliland ayaa xabsi kuyaal magaalada Hargaysa ku xiray mid kamid ah fanaaniintii ka qaybgalay xuskii sanad guurada… Sii akhri

Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay taliye ku-xigeenka 2aad ee ciidanka booliska.

Posted on August 19, 2019August 19, 2019 by Gambool

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr-62, Ogoosto 19, 2019 ku magacaabay Taliye Xigeenka 2-aad ee… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Jabuuti.

Posted on August 19, 2019August 19, 2019 by Gambool

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Jabuuti ku yeeshay… Sii akhri

Cumar Xasan Albashiir oo Maxkamad Ka Soo Muuqday.

Posted on August 19, 2019August 19, 2019 by Gambool

Madaxweynihii kacdoonka xilka looga tuuray ee dalka Suudaan Cumar Xasan Albasshiir oo muddo 30 sano ah soo xukumayey dalkaasi ayaa… Sii akhri

Maxkamadda sare ee Puntland oo markale u fariisanaysa kiiskii Caasha Ilyaas.

Posted on August 19, 2019August 19, 2019 by Gambool

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa u fariisanaysa wajiga 2aad ee dacwadda ka dhanka ah xukumanayaasha ku eedaysan kiiskii kufsiga iyo… Sii akhri

Alshabaab oo xalay weeraray taliska ciidanka Soomaaliya ee Bariire.

Posted on August 19, 2019August 19, 2019 by Gambool

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerar culus oo dagaal yahano katirsan Alshabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close