Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Gambool

Waxgaradka Somaliland oo afka furtay: “Muuse waa tegayaa ee yaan lakala tegin”

Siyaasiyiinta iyo waxgaradka deegaamada Somaliland ayaa walaac xoogan ka muujiyey dhiilada colaadeed ee ka taagan deegaamo hoosyimada degmada Ceerigaabo ee… Sii akhri

Posted on August 24, 2019August 24, 2019 by Gambool

Khilaaf ragaadiyey shirkii dibu heshiisiinta Galmudug ee Dhuusamareeb.

Posted on August 24, 2019August 24, 2019 by Gambool

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa ka taagan khilaaf u dhexeeya madaxda maamulka Galmudug, Ahlusuna Wal-jameeca iyo xubnihii… Sii akhri

Dowladda Sucuudiga oo aqoonsatay baasaboorka Somaliland si ay ugu cadaadiso Qadar.

Posted on August 24, 2019August 24, 2019 by Gambool

Wargeys ka soo baxa dalka Turkiga ayaa banaanka keenay xogo ku aadan in dowladda Sucuudigu aqoonsatay baasaboorka maamulka Somaliland iyadoo… Sii akhri

Wasiiro katirsan Puntland oo ka hadlay ciidamo iyo taliyayaal ka soo goostay Somaliland kuna biiray Puntland.

Posted on August 23, 2019August 23, 2019 by Gambool

Xubno katirsan golaha wasiirada Puntland gaar ahaan kuwa ka soo jeeda gobolada Sanaag iyo Haylaan oo caawa warbaahinta kula hadlay… Sii akhri

Danjiraha Ruusha ee QM,”Adduunku wuxuu gelayaa tartan hub iyo ciidan kadib tijaabadii Maraykanka”.

Posted on August 23, 2019August 23, 2019 by Gambool

Danjiraha dalka Ruushka ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay in adduunku qarka u saaran yahay tartan hub cusub kadib markii Mareykanku… Sii akhri

Qaab noocee ah ayuu u dhacay xukunkii Caasha Ilyaas iyo codsiyadii xukumanayaasha.

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by Gambool

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa waafaqday xukunkii maxkamaddaha derejada 1aad iyo rafcaanka ee gobolka Nugaal ay ku rideen saddex eedaysane… Sii akhri

Dowladda Puntland oo soo dhoweysey doorashadii Jubbaland.

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by Gambool

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa taageertay doorashadii madaxtinimada ee iyo madaxweynaha dib loogu doortay markale mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed… Sii akhri

Maxkamadda sare ee Puntland oo ayidey xukumadii maxkamadaha derejada 1aad iyo rafcaanka.

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by Gambool

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa ayidey xukunkii maxkamadaha derejada 1aad iyo rafcaanka gobolka Nugaal ay ku rideen saddex nin oo… Sii akhri

Axmed Madoobe oo markale loo doortay madaxweynaha Jubbaland.

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by Gambool

Waxaa goordhow Magalada Kismaayo ka dhacday doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland oo ay ku tartamayeen Afarax Musharax oo uu ku… Sii akhri

Maxkamadda sare ee Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay eedaysanayaashii kiiskii Caasha Ilyaas

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by Gambool

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa maanta soo gaba gabaysay kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan oo ay muddooyinkii ugu dambeeyey ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close