Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Gambool

Ciidanka ammaanka iyo ardayda Boosaaso oo kawada shaqaynaya sugidda amniga.

Taliska ciidanka booliska gobolka Bari iyo ardayda wax ka barata dugsiyada sare ee magaalada Boosaaso ayaa kawada shaqaynaya sugidda ammaanka… Sii akhri

Posted on September 14, 2019September 14, 2019 by Gambool

Mas’uuliyiin katirsan Hirshabeelle oo qarax lagula beegsaday duleedka Bal-cad.

Posted on September 14, 2019September 14, 2019 by Gambool

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax nooca dhulka lagu aaso ah oo masuuliyiin katirsan maamulka Hirshabeelle lagula beegsaday… Sii akhri

Waffuudda ka qaybgelaysa shirka maalgashiga Puntland oo maanta Garoowe ku soo wajahan.

Posted on September 14, 2019September 14, 2019 by Gambool

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa ka socda diyaar garawgii ugu dambeeyey ee ku aadan soo dhoweynta ka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre,”Koonfur Galbeed waxaa jooga dad adkays badan dowladdana jecel”.

Posted on September 14, 2019September 14, 2019 by Gambool

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo ka qayb galay musaanabad sagootin ah oo wafdiga uu hoggaaminayo… Sii akhri

Puntland oo tayeyn ku bilowday ciidamada taraafikada iyo ilaalada masuuliyiinta.

Posted on September 13, 2019September 13, 2019 by Gambool

Wasaaradda amniga iyo DDR-ta ee dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay bilowday qorshe lagu tayeynayo dhammaan ciidamada kala duwan… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ruqsaddii kala laabatay 5 shirkadood.

Posted on September 13, 2019September 13, 2019 by Gambool

Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa waxaa ruqsadii lagala… Sii akhri

Puntland oo u diyaar garoobaysa martigelinta shirka maalgashiga.

Posted on September 12, 2019September 12, 2019 by Gambool

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga,… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo markii ugu horaysay warbaahinta la hadlay kadib doorashadiisii.

Posted on September 12, 2019September 12, 2019 by Gambool

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ) ayaa markii ugu horeysey warbaahinta la hadlay tan… Sii akhri

Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya oo xukuno riddey.

Posted on September 12, 2019September 12, 2019 by Gambool

Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa ay xukuno kala duwan ku… Sii akhri

Puntland oo ka qaybgelaysa shirka deyn cafinta Soomaaliya.

Posted on September 12, 2019September 12, 2019 by Gambool

Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa waxaa ka qabsoomi doona shir ay ka qaybgeli doonaan dowladda Soomaaliya, dalalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close