Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Saamayn intee leeg ayuu kalluumaysiga sharci darada ah ku yeeshay qoysaska xeebaha Puntland?

Bosaso(pp) Kalluumaysiga sharci darada ah oo sanooyinkii lasoo dhaafay wuxuu saamayn ku yeeshay nolasha qoysaska ku nool magaalooyinka xeebaha leh… Sii akhri

Posted on December 24, 2015December 24, 2015 by Ducaale

Ciidamo ka tirsan Jubbaland oo tababar kusoo qaatay dalka Jabuuti

Posted on December 24, 2015 by Ducaale

Kismaayo(pp) Saraakiil iyo askar ka tirsan ciidanka Booliska Jubbaland oo tababar kala duwan kusoo qaatay dalka Jabuuti ayaa dib ugu… Sii akhri

Xaaji Maxamed Yaasiin oo sheegay inuu yahay murashax madaxwayne 2016

Posted on December 23, 2015December 23, 2015 by Ducaale

Jabuuti(pp) Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliya ayaa sheegay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxwaynaha… Sii akhri

Saameyn intee leeg ayay ku reebtey Puntland duufaantii CHAPALA iyo MEGH?

Posted on December 23, 2015 by Ducaale

Bosaso(pp) Duufaanadii ku dhuftay qaybo ka mid ah Gobalka Gardufuu Puntland bishii hore bilowgeeda (11-aad) ee la magac baxay Chapala… Sii akhri

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo dib ugu soo laabtey Garowe

Posted on December 23, 2015December 23, 2015 by Ducaale

Garowe(pp) Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa maanta dib ugu laabtay magalo madaxda Garowe ka dib safar maalmo… Sii akhri

Wasiirka Difaaca DFS oo Muqdisho kula kulmay Abaan-duulaha ciidamada Talyaaniga

Posted on December 23, 2015 by Ducaale

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed, taliyeyaasha… Sii akhri

Madaxwayne Gaas oo ka qayb galay xuska dhalasha Nabi Maxamed NNKH

Posted on December 23, 2015December 23, 2015 by Ducaale

Gaalkacyo(pp) Madaweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu ka qayb galay Isi soobax lagu xusayey maalinka Dhalashada… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo dhagax dhigi doona dhismaha Garoonka Garowe

Posted on December 22, 2015 by Ducaale

Garowe(PP):Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo hada kusugan Gaalkacyo ayaa la filayaa inuu maal maha soo socda xariga… Sii akhri

Dhaq-dhaqaaq la magac baxay waxaa nahay hal oo laga hir galiyay Turkey

Posted on December 22, 2015 by Ducaale

Istanbul(pp) Dhaq-dhaqaaq la magac baxay waxaa nahay hal (We are one) isla markasna ay ku midaysan yihiin dhalinyaro Soomaaliyeed oo… Sii akhri

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo dhagax dhigay xabsi laga dhisayo Buuhoodle

Posted on December 22, 2015December 22, 2015 by Ducaale

Buuhoodle(pp) Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa maanta dhagax dhigay xabsi laga dhisayo magalada Buuhoodle ee xarunta Gobalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close