Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Jaamacadda Amity ee dalka Hindiya Oo Soo Gaba-gabeysay Imtaaxaanadkii Puntland

Gobolada Soomaaliya ayaa waxaa maanta oo Arbaca ah si rasmi ah loso Gabagabeeyay Imtixaanka Semester-ka 3-aad Master Degree Ee Jaamacadda… Sii akhri

Posted on February 4, 2016February 4, 2016 by Ducaale

Wasaradda Caafimaadka Puntland oo daawooyin u qaybisay Isbitaalada Gobaladda

Posted on February 4, 2016 by Ducaale

GAROWE-(PUNTLAND POST) Wasaradda Caafimaadka dowladda Puntland ayaa maanta warbaahinta usoo bandhigay daawooyin kala duwan oo lixdan qaybood ka kooban looguna… Sii akhri

Fadlan walaal SOO CAAWI MUNASAR JAAMAC MAXAMED

Posted on February 4, 2016February 4, 2016 by Ducaale

Waxaa Halkan idin kusoo Gudibayna Ilmo yar oo Madaxa Biyo ka galeen ama waynaaday ilmahaas oo ah saqiir kasoo jeeda… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntland oo saaka kasoo anbo baxay magalada Bosaso

Posted on February 4, 2016February 4, 2016 by Ducaale

QARDHO-(PUNTLAND POST) Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa saakadii hore kasoo anbo baxay magalada Bosaso ee… Sii akhri

Juxa oo madaxwayne Gaas ugu baaqay inuu balaariyo talada 4.5

Posted on February 4, 2016February 4, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Wasiirkii hore ee waxbarashada Puntland Cabdi Faarax Siciid (Juxa) ayaa ka hadlay nidaamka qabiilka 4.5 kaasoo weli arrintiisu… Sii akhri

Jaamacada Caafimaadka ee University Of Bosaso Medical Centre Oo La Furay.

Posted on February 3, 2016February 4, 2016 by Ducaale

Boosaso-(Puntland Post)-Jaamacada caafimaadka ee university of bosaso medical centre ayaa maanta lagu daah furey hoolka shirarka ee hotel Gaceyte Ee… Sii akhri

Faah-faahin ku saabsan doorashadii maanta ka dhacday degmada Godob-Jiiraan

Posted on February 3, 2016 by Ducaale

GODOB-JIIRAAN(Puntland Post) Shacabka degmada Godob-jiiraan ee Gobalka Nugaal ayaa soo dhaweeyay gudoomiyaha cusub iyo ku xigeenkiisa, ka dib markii saaka… Sii akhri

Xildhibaanada cusub ee gollaha deegaanka degmada Godob-Jiiraan oo lasoo xulay

Posted on February 2, 2016 by Ducaale

GODOB-JIIRAAN(Puntland Post) Guddiga dhismaha gollaha deegaanka degmada Godob-jiiraan ee Gobalka Nugaal ayaa maanta ku dhawaaqay liiska xildhibaanada cusub ee gollaha… Sii akhri

DEG DEG : Ganacsade Lagu Dilay Boosaso

Posted on February 2, 2016 by Ducaale

Allaha U naxariistee Marxuum Xirsi Aadan Aruurshe oo Loo Yaqiinay (Xirsi Aduunyo) Ayaa Goor Dhoweyd maqribkii lagu dilay Magaaladda Boosaso, Marxuumka… Sii akhri

Dallada Mudan oo dhalinyaradda G./Nugaal kulan muhiim ah ugu qabatay magalada Garowe

Posted on February 2, 2016 by Ducaale

GAROWE(Puntland Post) Dallada Dhalinyarada ee Gobolka Nugaal ee MUDAN oo kaashaneysa Hay’adda Mercycrop /USIAD ayaa soo qanabqaabisay kulan labo Maalmooda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close