Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Safiirka DFS ee USA oo gaaray Muqdisho iyo safarkiisa Garowe oo la qaban qaabinayo

Muqdisho(Puntland Post) Safiirka dowladda Federaalka ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa gaaray magalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya. In-kastoo safarka… Sii akhri

Posted on March 31, 2016March 31, 2016 by Ducaale

Wasiirka Amniga Puntland oo shacabka ugu baaqay inay dagaalka Al-Shabab ka qayb galaan

Posted on March 31, 2016March 31, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Waxaa maanta magalo madaxda Puntland ee Garowe ku qabsoomay kulan ammaanka Puntland looga hadlayo, kaasoo dhexmaray wasiirka Amniga,wasiirka… Sii akhri

Cabdiweli Maxamuud Guray oo wax laga xumaato ku tilmaamey qaraxii Gaalkacyo ka dhacay

Posted on March 31, 2016March 31, 2016 by Ducaale

London(Puntland Post) Siyaasi Cabdiweli Maxamuud Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland ee ku nool waddanka Ingiriiska ayaa ka hadlay… Sii akhri

Carwada Golden Hours oo xarun ballaaran ka furatay magalada Garowe

Posted on March 31, 2016March 31, 2016 by Ducaale

Dowladda hoose ee Garowe iyo waaaradda ganacsiga dowladda Puntland ayaa maalintii shalay si wadajir xariga uga jaray shirkada dharka, kabaha… Sii akhri

Faah faahin ku saabsan Qaraxii Is-miidaaminta ee saaka ka dhacay Gaalkacyo

Posted on March 31, 2016March 31, 2016 by Ducaale

Gaalkacyo(Puntland Post) Inta la og yahay lix qof oo uu ka mid yahay xisaabiyihii wasaradda Maaliyadda Puntland ee Gobalka Mudug… Sii akhri

Qarax xoogan oo goor dhawayd ka dhacay waqooyiga Gaalkacyo

Posted on March 31, 2016 by Ducaale

Gaalkacyo(Puntland Post) Qarax lagu tilmaamay inuu ahaa mid uu qof isku soo xiray ayaa goor dhawayd ka dhacay inta u… Sii akhri

R/Wasaraha Somalia oo siyaasiyiinta Puntland kala shiray nidaamka 4.5 iyo hanaanka doorashada

Posted on March 30, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa ugu danbeyntii maanta kulan kula qaatay hoolka shirarka PDRC ee magalada… Sii akhri

Safiirka dowladda Turkiga ee Somalia oo Garowe lagu soo dhaweeyay

Posted on March 30, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Wafdi uu hoggaaminayo Safiirka dowladda Turkey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Olgan Baker ayaa goor dhawayd soo gaaray magalo… Sii akhri

Magalada Garowe oo si weyn loogu soo dhaweeyay Taliyaha ciidanka difaaca Puntland

Posted on March 30, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland post) Soo dhawaynta taliyaha ciidanka difaaca Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi (Sicidi Dheere) waxaa ka qayb galay mamulka Gobalka Nugaal,… Sii akhri

RW.Somalia iyo madaxwayne Gaas oo xalay ku caweeyay bartamaha Garowe

Posted on March 30, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Ra’iiisul Wasaaraha Soomaaliya oo muddo shan maalmood ah shaqo aan kala go’ lahayn u yimi Garowe ayaa xalay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close