Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Aqoon yahan Saadiq Eenow oo wax laga xumaado ku tilmaamay heshiiska Puntland & DFS

Stockholm(Puntland Post) Wasiirkii hore Caafimaadka Puntland Dr.Saadiq Eenow ayaa sheegay in lagu deg degay heshiiska Garowe ku gaareen xalay Puntland… Sii akhri

Posted on April 4, 2016 by Ducaale

Maxay salka ku haysaa murashax-nimada Cabdiraxmaan Farole ?

Posted on April 4, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Madaxwaynihii hore Puntland, Cabdiraxmaan Farole ayaa shirkiisa jaraa’id marka hore kaga hadlay heshiiskii xalay dhexmaray Puntland iyo DF… Sii akhri

Ra’iisul Wasaraha DF oo Puntland uga mahad celiyay heshiiska dhexmaray

Posted on April 4, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa soo dhaweeyay in Puntland heshiiska dhexmaro marxalada lagu jirana looga gudbo… Sii akhri

Madaxwayne Gaas oo difaacay qaadashada nidaamka 4.5 ee Puntland

Posted on April 3, 2016April 3, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad ka jeediyay heshiiska ay wada gaareen Puntland iyo DF ka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo soo dhoweeyey wafuudda Garoowe soo gaaray

Posted on April 3, 2016April 3, 2016 by Ducaale

Garoowe, Puntland Post — Wafdigii ka socday Beesha Caalamka ayaa madaxtooyada Garoowe kula kulmay ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka, Cumar Cabdirshiid, iyo madaxweynaha… Sii akhri

Maxaa ka cusub maanta oo Axad ah magalada Garowe

Posted on April 3, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Saaka oo Axad ah waxaa lagu wadaa in warbaahinta loosoo bandhigo heshiiska ay wada gaareen Puntland iyo dowladda… Sii akhri

Wafuud heer caalami ah oo kusoo wajahan Garowe, wada hadalkii P-land iyo DF oo dhammaadey

Posted on April 2, 2016April 2, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Wararka caawa uu helayo Puntland Post ayaa sheegaya in wada hadalkii Puntland iyo DFS uga socday xarunta madaxtooyada… Sii akhri

Mamulka Gobalka Nugaal oo la kulmay Shacabka Baay iyo Bakool ee Garowe

Posted on April 2, 2016 by Ducaale

Garowe(PUNTLAND POST) Waxaa maanta oo Sabti ah hoolka shirarka Gobalka shir muhiim ah ku dhexmaray mamulka Gobalka Nugaal, waxgaradka, ganacsatada… Sii akhri

Puntland oo weli diidan nidaamka 4.5 iyo Ergayga QM ee Somalia oo Garowe laga sugayo

Posted on April 1, 2016April 1, 2016 by Ducaale

GAROWE(Puntland Post) Dowlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa weli u cadaynaysa wafdiyada ka socda Villa Somaliya iyo beesha caalamka inaysan ka… Sii akhri

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo tacsi u diray ehelka dadkii ku dhintey qaraxii Gaalkacyo

Posted on April 1, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Wasiirka wasaradda Caafimaadka Puntland Dr.Cabdinasir Cisman Cuuke oo dhamaal tacsi ah nasoo gaarsiiyay ayaa tacsi u diray ehelka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close