Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author dalsan

Kusimaha Madaxweyna dawladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Arday Tartanka Qur’aanka muqdisho kaga qayb gashay

Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 25-April-2016 xafiiskiisa ku qaabilay ardaydii… Sii akhri

Posted on April 25, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo dalka Sucuudiga kulamo kula qaatay Madax Sare oo katirsan Boqortooyada Sucuudiga

Posted on April 24, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ku jooga  Magaalada Riyaad ee Caasimadda Boqortooyada Sucuudiga ay… Sii akhri

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Bakool Sare oo Garoowe Lagu Soo dhoweeyey

Posted on April 24, 2016April 24, 2016 by dalsan

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 24-April-2016 waxa uu qado sharaf… Sii akhri

Kusimaha Madaxweynaha oo maanta kulan la qaatay guddiga gurmadka Abaaraha Puntland

Posted on April 24, 2016 by dalsan

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta xafiiskiisa qasriga Madaxtooyada Puntland ee… Sii akhri

Marwada Madaxweynaha oo Garoowe kaga qayb gashay shir looga hadlayey joojinta gudniinka gabdhaha

Posted on April 23, 2016 by dalsan

Marwada Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr’s Hodon Siciid Ciise ayaa maanta 23-April-2016 ka qayb gashay shirweyne looga hadlayey dabar goynta gudniinka… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo booqday ciidamadii Puntland ee ku dhaawacmay dagaalkii Alshabaab ee Addis Abab loo qaaday.

Posted on April 21, 2016April 21, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli  Maxamed Cali Gaas oo Safar shaqo u jooga magaalada Addis Ababa ee caasimadda Waddanka Ethiopia ayaa… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Warshadda Samaysa qalabka Birta Culus ee dalka Ethiopia

Posted on April 21, 2016April 21, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas hawlo ushoqo u jooga magaalada Addis Ababa ee caasimadda waddankaasi Ethiopia ayaa kormeeray… Sii akhri

Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland oo xadhigga ka jaray dhisme cusub oo ay leedahay Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Posted on April 20, 2016April 20, 2016 by dalsan

Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland anha kusimaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 20-April-2016 waxa uu xadhigga ka… Sii akhri

Ra’iisul-wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya oo sheegay in uu yahay musharrax u taagan jagada Madaxtinimo ee Soomaaliya

Posted on April 19, 2016April 19, 2016 by dalsan

Kadib markii dhowaan laysla meel dhigay  hannaanka geeddi-socodka doorashooyinka dalka soomaaliya ee bilaha August iyo September ayaa waxaa soo badanaya… Sii akhri

Warbixin: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kormeeray Warshadda Hubka ee Dalka Ethiopia

Posted on April 19, 2016April 20, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u joogaa magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close