Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author dalsan

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo kulan la qaatay wafti ka socdey qaramada Midoobey

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 19-April-2016 qasriga Madaxtooyada ku qaabilay… Sii akhri

Posted on April 19, 2016April 19, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Addis Ababa kulan kula qaatay Danjiraha Masar u fadhiya Ethiopia

Posted on April 18, 2016April 19, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo u jooga magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia ayaa maanta… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ku geeriyootey Badda u dhexaysa Talyaaniga Masar

Posted on April 18, 2016April 18, 2016 by dalsan

Warbixin: Dawladda Puntland oo caddaysay in aanay jirin dad soomaaliyeed oo lagu dhibaateeyo gudaha Puntland

Posted on April 18, 2016 by dalsan

Shir Madaxeedkii Afrika ee Tana High Level Forum oo si rasmi ah lasoo gebagebeeyey

Posted on April 17, 2016April 18, 2016 by dalsan

Shir Madaxeedkii  Afrika ee Tana High-Level Forum  oo muddo labo maalmood ah ka soconayey magaalada Bahir Dar ee dalka Ethiopia… Sii akhri

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo ka qayb galay xuska toddobaadka dhireynta Puntland

Posted on April 17, 2016April 17, 2016 by dalsan

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 17-April-2016 ka qayb galay munaasabad… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland Magaalada Bahar Daar ee Dalka Ethiopia aga qayb galay shirka Tana Forum

Posted on April 16, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta 16-April-2016 magaalada Bahar Daar ee dalka… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo gaadhey magaalada Bahar Daar ee dalka Ethiopia

Posted on April 15, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo gelinkii hore ee maanta 15-April-2016 ka amba baxay magaalada Garoowe ee Caasimadda… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Maanta safar shaqo ugu amba baxay dalka Itoobiya

Posted on April 15, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15-April-2016 safar shaqo ugu amba baxay magaalada Addis Ababa bee… Sii akhri

Warmurtiyeed: Qodobbo Muhim ah oo looga dooday Shirkii golaha xukuumadda dawladda Puntland

Posted on April 14, 2016 by dalsan

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close