Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author cph

Hay’adda Amnest oo Maraykanka ku eedeysay inuu dad rayid ah ku dilay Soomaaliya

Baadhitaan ay sameysay hay’adda Amnesty International ayaa lagu shaaciyay in sedex nin oo lagu dilay duqeyn cirka ah oo Mareykanku… Sii akhri

Posted on October 1, 2019October 1, 2019 by cph

Taliyaha ciidanka Danab oo faahfaahin ka bixiyay weerarkii maanta lagu qaaday Balidoogle

Posted on September 30, 2019September 30, 2019 by cph

Taliyaha ciidanka Danab, Gaashaanle Cabdiraxmaan Sheekh Cumar Geeniqaar, ayaa faah-faahin ka bixiyay weerarkii kooxda Alshabaab saakay waaberigii ku qaadeen saldhiga… Sii akhri

Ganacsatada Puntland oo daboolka ka qaaday dhibaatooyin culus oo Puntland ragaadiyay

Posted on September 30, 2019September 30, 2019 by cph

“Dowladda Puntland wax xurmo ah uma hayso ganacsatadeeda canshuur bixiyaaasha ah wayna ku dulman yihiin,” Weedhaan ayaa qeyb ka ahayd… Sii akhri

Maraykanka oo qeylo dhaan ka muujiyay halista Alqaacida ku hayso reer Galbeedka

Posted on September 30, 2019September 30, 2019 by cph

Saraakiisha Mareykanka ee ka hortaga argagixisada ayaa ka dhawaajiyay inay sii kordhayaan qaylo dhaanta ka imaanaysa koox xiriir la leh… Sii akhri

Breaking news: Alshabaab oo weerar culus ku qaaday saldhigga ciidamada Maraykanka ee Ballidoogle

Posted on September 30, 2019September 30, 2019 by cph

Kooxda Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday saldhigga ciidamada Maraykanku ku leeyihiin garoonka diyaardaha Balidoogle ee gobolka Shabellada hoose. Qaraxyo… Sii akhri

Xilkasnimo la’aantaada: Aaway kaalintaadii?! (Q2)

Posted on September 30, 2019September 30, 2019 by cph

Dawladi waa dad iyo dal leh nidaam iyo cahdi dastuur ah oo ay isku maamulaan, isla markaasna leh xudduud ka… Sii akhri

Sacuudiga oo ka digay Khatarta Iran ku hayso saliida adduunka

Posted on September 30, 2019September 30, 2019 by cph

Amiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ka digay in qiimaha saliida uu sare u kici karo “tiro aan la qiyaasi karin”… Sii akhri

Mohammed bin Salman oo aqbalay masuuliyada dilkii Jamal Khashoggi

Posted on September 30, 2019September 30, 2019 by cph

Amiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Mohammed bin Salman, ayaa si daah furan uga hadlay dilkii weriye Jamal Khashoggi, oo lagu dilay… Sii akhri

Dowladd federalka oo ka hadashay sarkaal Shabaab ahaan jiray oo kenya laga baadi goobayo

Posted on September 29, 2019September 29, 2019 by cph

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in Cabdiwaaxid Khaliif Cabdi, oo ku magac dheeraa Ciise Tarabuun uu yahay muwaadin dhameystay xukun… Sii akhri

Maraykanka oo ku dhawaaqaya heshiis nabadeed uu la galay Taliban.

Posted on September 29, 2019September 29, 2019 by cph

Mareykanka ayaa ku dhow inuu ku dhawaaqo heshiis nabadeed oo uu la galey kooxda Taliban oo doonaysa inay ciidamada Maraykanku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close