Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author cph

Axmed Madoobe oo mar kale si adag u cambaareeyay dowladda federalka

Madaxweynaha Jubbalad ayaa sheegay in maamulka hawada Soomaaliya oo aad loogu hanwaynaa sidii Soomaaliya ay gacanteeda usoo gali lahayd maanta… Sii akhri

Posted on October 3, 2019October 3, 2019 by cph

Dowladda federalka iyo beesha caalamka oo ka shiraya amniga doorashada iyo bixitaanka Amisom

Posted on October 3, 2019October 3, 2019 by cph

dowladda federalka Soomaaliya iyo la-hawlgalayaasheeda caalamiga ah ayaa ku shiraya caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho si ay uga wada hadlaan arrimaha… Sii akhri

Maraykanka oo ku dhawaaqay boqolaal milyan oo dollar inuu siinayo Soomaaliya

Posted on October 3, 2019October 3, 2019 by cph

Wakaaladda Horumarinta Caalamiga ah ee Mareykanka (USAID), ayaa shaacisay in dowladda Mareykanka bixinayso ku dhawaad $ 257 milyan oo gargaar… Sii akhri

Maraykanka oo 30 sano kadib dib u furey safaaradiisa Soomaaliya

Posted on October 3, 2019October 3, 2019 by cph

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay dib u furtey safaaradeedii Soomaaliya ku dhawaad sodon sano markii dalku ku burburay dagaaladii sokeeye… Sii akhri

Shirkii Madasha iskaashiga Soomaaliya iyo deeq bixiyaasha oo Warmurtiyeed laga soo saaray

Posted on October 2, 2019October 2, 2019 by cph

War-saxaafadeed. Soomaaliya iyo saaxibadeeda caalamku waxay 1dii iyo 2dii bishan Octoobar 2019 kulan ku qaateen magaalada Muqdisho, kulan kaasoo ka… Sii akhri

UN: 2020 waa in ay noqotaa sanadka gaarista guulaha muhiimka ee Soomaaliya

Posted on October 2, 2019October 2, 2019 by cph

Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa ku baaqay dadaallo wada-jir ah oo ka dhexeeya daneeyayaasha Soomaaliya si… Sii akhri

Beesha caalamka oo aan shirka Muqdisho kusoo hadal qaadin doorka dowlad goboleedka.

Posted on October 2, 2019October 2, 2019 by cph

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ku saabsanaa shirka Soomaaliya iyo daneenayaasha caalamiga ah ee Muqdisho ka… Sii akhri

Jubbaland: Inta laga heshiinayo waa inaan la isugu imaan wax shir ah.

Posted on October 1, 2019October 1, 2019 by cph

Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbbaland ayaa ka dhawaajiyay inaanu suurtagal in dowladdu federalka qabato shirar, iyadoo uu jiro khilaaf siyaasadeed… Sii akhri

Jubbaland oo diiday natiijo kasta oo kasoo baxda shirka Muqdisho

Posted on October 1, 2019October 1, 2019 by cph

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa gabi ahaanba qaadacdey shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya (SPF) oo maanta ka furmey magaalada muqdisho ee caasimada… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka Puntland oo kulan la qaatay warbaahinta madaxa bannaan

Posted on October 1, 2019October 1, 2019 by cph

Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland “TPEC” ee dhawaan la magacaabay, ayaa maanta markii ugu horey kulan balaaran la… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close