Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shir ku saabsan Qorshaha kala guurka Hawlgalka ATMIS oo Muqdisho ka furmaya

Guddi Farsamo oo diyaarinaya Shirweynaha Taliyaasha Ciidamada dalalka kamidka ah Hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa shir hordhac… Sii akhri

Posted on December 3, 2024December 3, 2024 by News Office

Xukuumadda Faransiiska oo qarka u saaran in ay dhacdo kadib markii mooshin laga keenay

Posted on December 3, 2024 by News Office

Xukuumadda Faransiiska ayaa aad loo saadaalinayaa in dhamaadka todobaadkan ay burburi doonto, kadib markii xisbiyada midigta fog iyo garabka bidix… Sii akhri

Dowladda Faransiiska oo si rasmi ah Soomaaliya uga cafisay lacag dhan 145.6 Million oo dollar

Posted on December 2, 2024 by News Office

Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta safaaradda Faransiiska ee maagaalada Nairobi ayaa waxaa si wadajir ah u saxiixay heshiiska… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta dooranaya guddoon cusub

Posted on December 2, 2024 by News Office

Waxaa maanta lagu wadaa in ay magaalada Muqdisho ka qabsoonto doorashada guddoonka cusub ee guddiga doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya oo… Sii akhri

Madaxweyne Biden oo cafis u fidiyay wiilkiisa Hunter

Posted on December 2, 2024December 2, 2024 by News Office

Madaxweynaha xilka ka sii dagaya ee Mareykanka Joe Biden ayaa xalay sheegay in uu cafis u fidiyay wiilkiisa Hunter Biden,… Sii akhri

Warbixin laga soo saaray heerka xanuunka HIV/AIDS-ka ee guud ahaan degaannada Puntland

Posted on December 1, 2024 by News Office

Dowladda ayaa maanta shaacisay warbixin ku saabsan heerka xanuunka HIV/AIDS-ka ee guud ahaan degaannada Puntland. Hay’adda La-dagaallanka xanuunka AIDS-ka u… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ku celisay in aysan Itoobiya la kulmayn ilaa ay ka laabato is afgaradkii badda

Posted on December 1, 2024 by News Office

Safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania, Ilyaas Cali Xasan ayaa caddeeyay in aysan waxba iska beddelin mowqifka dowladda Soomaaliya ee Ilaalinta… Sii akhri

Israa’iil oo shaqaale gargaar ku dishay marinka Gaza

Posted on December 1, 2024December 1, 2024 by News Office

Ciidamada Israa’iil ayaa duqeyn cirka ah ku dilay laba nin oo ka mid ahaa shaqaalaha gargaarka ee ka shaqeeya Gaza,… Sii akhri

Madaxweyne Ruto oo sheegay in la Kulan siinayo Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Ra’iisul wasaare Abiy Ahmed

Posted on November 30, 2024November 30, 2024 by News Office

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay in isaga, Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya… Sii akhri

Markab kalluumeysi oo mudda saddex cisho ah lagu haysto xeebaha Puntland

Posted on November 30, 2024November 30, 2024 by News Office

Markab Kalluumeysi oo Todobaadkii tegey lagu qafaashay xeebaha Puntland ayaa mudda saddex cisho ah ku af-duuban degaan xeebeedka Jiifle oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close