Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedaysay hurinta colaadaha qabiilka ee gobolka Mudug

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Shiikh Cali Jifa-jabsade ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay qeyb ka tahay hurinta… Sii akhri

Posted on November 30, 2024 by News Office

Booliska Somaliland oo sheegay in ay qabteen eedaysan loo haysto dil maanta ka dhacay Hargeysa

Posted on November 29, 2024November 29, 2024 by News Office

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeem eedaysane loo haysto dil maanta oo Jimce ah ka dhacay… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Tanzania uga qayb galaya Shir Madaxeedka EAC

Posted on November 29, 2024November 29, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa soo gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania,… Sii akhri

Booliska Puntland oo hawlgal ku burburiyay hogihii dhuxulaysatada ee degmada SHAXDA

Posted on November 29, 2024 by News Office

Ciidanka Booliska Puntland ayaa hawlgal lagu la dagaallamayo gubista dhirta iyo dhuxulaysiga ka sameeyay degaanno ka tirsan degmada SHAXDA ee… Sii akhri

Madaxweynaha Falastiin oo si KMG ah u magacaabay ninkii isaga beddeli lahaa haddii uu xilka banneeyo

Posted on November 29, 2024 by News Office

Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa KMG ah u magacaabay ninkii isaga beddeli lahaa haddii uu geeriyoodo ama is casilo. Bayaan… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC oo maanta doortay guddoon rasmi ah

Posted on November 28, 2024November 28, 2024 by News Office

Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa maanta oo Khamiis ah doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen rasmi ah, sida lagu… Sii akhri

Sen. Cabdiraxmaan Faroole oo si weyn uga digay in xiisadda laga abuuray Jubaland ay Soomaaliya u jihayso dagaal sokeeye

Posted on November 28, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland, ahna Senetar ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa ku baaqay… Sii akhri

Soomaaliya iyo Serbia oo kala saxiixday heshiis iskaashi amni oo lagu tayeynayo ciidamada Soomaaliya

Posted on November 28, 2024November 28, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya iyo dowladda dalka Serbia ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhinaca Amniga iyo tayeynta ciidamada ah. Heshiiska labada… Sii akhri

Dacwad oogaha Maxkamadda ICC oo codsaday in la soo xiro Hoggaamiyaha Militariga Myanmar

Posted on November 28, 2024November 28, 2024 by News Office

Dacwad oogaha Maxkamada Caalamiga ah ee Dambiyada ICC ayaa ka codsaday garsoorayaasha, in ay jaraan waraan lagu soo xiro hogaamiyaha… Sii akhri

Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Fadhi wadajir ah ku ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Posted on November 27, 2024 by News Office

Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Maanta Fadhi wadajir ah ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa ansixiyay Guddiga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close