Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Fadhiga Baarlamaanka Puntland ee saaka oo ay haraysay dood ku saabsan Khilaafka Arrimaha Federaalka Soomaaliya

Fadhiga Saaka ee xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa waxa hareeyay dood ku saabsan Khilaafka Arrimaha Federaalka iyo wax ka beddelka… Sii akhri

Posted on December 5, 2024December 5, 2024 by News Office

Shir ku saabsanaa Maareynta Marxaladda kala guurka ah ee Hawlgalka ATMIS oo Muqdisho lagu qabtay

Posted on December 5, 2024 by News Office

Shir ku saabsanaa Maareynta Marxaladda kala guurka ah ee Hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada… Sii akhri

Xukuumadda Faransiiska oo dhacday kadib markii ay codka Kalsoonida waydey

Posted on December 5, 2024 by News Office

Xildhibaanada baarlamaanka ku matala xisbiyada midigta-fog iyo bidixda-fog ayaa Arbacadi shalay ku midoobay diidmada codka kalsoonida ee xukuumadda Faransiiska, taas… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2025

Posted on December 4, 2024 by News Office

Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2025. Qoraal ka… Sii akhri

Sheekh Shariif, Xasan Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo caddeeyay mowqifkooda doorashada qof iyo cod ee Villa Somalia waddo

Posted on December 4, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo war-murtiyeed… Sii akhri

Xisbiga Himilo Qaran oo Villa Somalia ku eedeeyay in ay si bini’aadanimada ka baxsan u bara-kicisay danyartii Muqdisho

Posted on December 4, 2024December 4, 2024 by News Office

Xisbiga Mucaaridka ah ee Himilo Qaran oo uu hoggaamiyo madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag u cambaareeyay bara-kicin… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur Kuuriya oo wajahaya xilka xayuubin kadib markii uu Martial law ku soo rogay dalkiisa

Posted on December 4, 2024December 4, 2024 by News Office

Xildhibaannada Baarlamaanka Kuuriyada Koofureed ayaa saaka oo Arbaco ah ku baaqay in xilka laga xayuubiyo madaxweyne Yoon Suk Yeol, ka… Sii akhri

Madax kala duwan oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Senator Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab

Posted on December 3, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee dowladda… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo qaabiley Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo

Posted on December 3, 2024December 3, 2024 by News Office

Madaxweynaha xilka banaynaya ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Hargeysa ku qaabiley Safiirka dalka Maraykanka u qaabilsan… Sii akhri

Senetar Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo maanta ku geeriyooday dalka Turkiga

Posted on December 3, 2024December 3, 2024 by News Office

Alle ha u naxariistee, senetar Maxamed Cali Yuusuf(Gaagaab) ka tirsanaa Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyooday… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close