Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Al-shabaab oo saddex macallin ku dishay gudaha dalka Kenya

Ciidanka Booliiska dowladda  Kenya, ayaa laga soo xigtay in koox hubaysan oo ka tirsan Al-Shabaab, ay maanta saddex macallin ku… Sii akhri

Posted on January 13, 2020January 13, 2020 by News Office

Xanuun aan weli la aqoonsan oo carruur badan ku soo ritay Gaalkacyo

Posted on January 13, 2020January 13, 2020 by News Office

Dhaqaatiirta ka hawlgala  isbitaalka weyn ee waqooyiga magaalada gaalkacyo, ayaa laga soo xigtay in isbitaalku la ciir-ciirayo bukaanno uu soo… Sii akhri

Malayshiyaadka Al-shabaab oo dad ku laayay fagaare ku yaalla Sablaale

Posted on January 13, 2020January 13, 2020 by News Office

Malayshiyaadka Al-shabaab, ayaa fagaare ku yaalla degaanka Sablaale ee gobolka Shabeellada Hoose, waxay  ku toogteen afar nin oo ay ku… Sii akhri

Wefdi ka socda Soomaaliya oo shir muhiima uga qeyb-galay waddanka Imaaraadka

Posted on January 13, 2020January 13, 2020 by News Office

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Libaax Ibrahim,Wakiilka Soomaaliya ee Hay’adda caalamiga ah ee Tamarta… Sii akhri

Deni oo kala diray Maxkamadda Ciidamada Puntland ee 5-ta gobol

Posted on January 12, 2020January 12, 2020 by News Office

Madaxweyne Deni ayaa si ku meel gaar ah ugu magacaabay G/le. Cabdiqani Axmed Maxamed gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ee… Sii akhri

Puntland oo muddaysay wakhtiga la toogan doono saddexda xukmane ee Kiiskii Caa’isha Ilyaas

Posted on January 12, 2020January 12, 2020 by News Office

Dowladda Puntland, ayaa si rasmiya u shaacisay wakhtiga la toogan doono saddexda xukmane ee lagu helay Kiiskii Caa’isha Ilyaas Aadan.… Sii akhri

Muqdisho: Booliiska oo fuliyay Hawlgal dad lagu soo qabtay

Posted on January 12, 2020January 12, 2020 by News Office

Ciidamada Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay xaafado ka tirsan degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho. Howlgalka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wakiilka Qaramada Midoobay oo kulan gaar ah yeeshay

Posted on January 12, 2020January 12, 2020 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa  kulan gaar ah magaalada Muqdisho kula yeeshay Wakiilka Xog-hayaha guud ee… Sii akhri

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Deni iyo safiirka Maraykanka?

Posted on January 11, 2020January 11, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, ayaa xarunta madaxtooyada Boosaaso ku… Sii akhri

4379 denbi oo Puntland ka dhacay sannadkii 2019

Posted on January 11, 2020January 11, 2020 by News Office

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee dowladda Puntland, ayaa maanta oo Sabtiya shaaciyay warbixinta Denbiyadii ka dhacay Puntland sannadkii tegay ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close