Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maxkamadda sare ee Puntland oo shaacisay sababta loo fulin waayay xukunka Kiiskii Caa’isha Ilyaas

Siihaya xilka Guddoomiyaha, ahna  Guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda Sare ee Puntland, Nuur Ciise Maxamed oo wareysi gaar ah siiyay Puntland… Sii akhri

Posted on January 11, 2020January 11, 2020 by News Office

Iran oo qiratay in ay soo ridday diyaaraddii ku burburtay gudaha dalkaas

Posted on January 11, 2020January 11, 2020 by News Office

Ciidamada Militariga waddanka  Iran, ayaa qirtay in ay  si kamma’ ah u toogteen diyaarad rakaab oo laga lahaa dalka Ukraine,sida… Sii akhri

Dowladda Puntland oo si rasmiya u qaaddacday Sharciga Batroolka Soomaaliya

Posted on January 10, 2020January 10, 2020 by News Office

Dowladda Puntland, ayaa si rasmiya u qaaddacday Sharciga Batroolka Soomaaliya, oo ay meel-mariyeen labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Qoraal… Sii akhri

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Biixi iyo James Swan?

Posted on January 9, 2020January 9, 2020 by News Office

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qaabilay wefdi uu hoggaaminayo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud… Sii akhri

Deni oo la weydiiyay sababta uu u saxiixi waayay dilka raggii lagu helay Kiiskii Caa’isha?

Posted on January 9, 2020January 9, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa  warbaahintu su’aal ka weydiisay sababta uu u saxiixi waayay, fulinta xukunkii dilka ahaa… Sii akhri

Deni oo ka horyimid hannaanka loo wado dib u-eegista Dastuurka Soomaaliya

Posted on January 9, 2020January 9, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka horyimid hannaanka loo wado dib u-eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, kadib markii… Sii akhri

Puntland oo gogol wada-hadal u fidisay dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka

Posted on January 9, 2020January 9, 2020 by News Office

Dowladda Puntland ayaa soo jeedisay, in ay wada-hadal isu’gu yimaadan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka, si loo xalliyo… Sii akhri

Puntland oo qaaddacday Sharciga Batroolka Soomaaliya

Posted on January 9, 2020January 9, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shaaciyay in Puntland ay gebi ahaanba qaaddacday Sharciga Batroolka Soomaaliya, oo ansixiyeen labada Aqal… Sii akhri

Deni oo shaaciyay in uu bisha soo socota soo bandhigayo urur-siyaasadeed cusub

Posted on January 9, 2020January 9, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ka hadlayay Yoolasha u qorshaysan Xukuumaddiisa, ayaa mar kale ballan-qaaday, in ay ka go’antahay… Sii akhri

Faahfaahinta Khasaaraha Qaraxii Muqdisho

Posted on January 8, 2020January 8, 2020 by News Office

Inta la xaqiijiyay  4 ruux ayaa ku dhintay, 15 kalena waa ku dhaawacmeen Qaraxii saaka ka dhacay Isgosyka Sayidka ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close