Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul Wasaare hore Xasan Khayre oo ka horyimid Heshiiskii xalay dhexnaray Soomaaliya iyo Itoobiya

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo bayaan soo saaray ayaa ka horyimid Heshiiska Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud… Sii akhri

Posted on December 12, 2024 by News Office

Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Iran oo ka hadlay ridistii Bashar Al Asad

Posted on December 12, 2024December 12, 2024 by News Office

Hogaamiyaha Sare ee Iran, Ayatollah Cali Khamenei ayaa sheegay in dhaawaca ku yimid udub dhexaadkii iska caabinta ee Israel ka… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed oo ku heshiiyay in Itoobiya la siiyo marin badeed

Posted on December 12, 2024December 12, 2024 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa gaaray heshiis ku saabsan xallinta Khilaafkii labada dal,… Sii akhri

Madaxweyne hore Farmaajo oo ka hadlay jabkii Raaskambooni kaga dhacay ciidamada dowladda Soomaaliya

Posted on December 12, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dagaalkii Raaskambooni ku dhex maray ciidamada Federaalka iyo kuwa Jubaland… Sii akhri

Ciidamada Jubaland oo si buuxda ula wareegay degaanka Raas Kambooni

Posted on December 11, 2024December 11, 2024 by News Office

Ciidamada dowladda Jubaland ayaa gebi ahaanba qabsaday degaanka Raas Kambooni oo dhawaanahan dowladda Federaalka Soomaaliya ku daabulaysay ciidamo gaashaaman. Ilo… Sii akhri

Sheekh Shariif, Xasan Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ku baaqay in deg deg lagu joojiyo dagaalka Raas Kambooni

Posted on December 11, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul wasaare, Xasan Cali Kheyre iyo siyaasi Xil Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa si adag… Sii akhri

Dagaal u dhexeeya Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubaland oo ka qarxay duleedka Raas Kambooni

Posted on December 11, 2024December 11, 2024 by News Office

Dagaal xooggan u dhexeeya ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamada Jubaland ayaa saaka oo Arbaco ah ka dhacay… Sii akhri

Madaxtooyada Soomaaliya oo ka warbixisay Wareegga Saddexaad ee Wada-hadallada Itoobiya iyo Soomaaliya

Posted on December 11, 2024 by News Office

Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay lagu soo dhaweeyey Magaalada Ankara ee dalka… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Suuriya Maxamed Al Bashiir oo shaqa bilaabay

Posted on December 11, 2024December 11, 2024 by News Office

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Suuriya Maxamed Al Bashiir ayaa ku dhawaaqay, in uu billaabay dhaqaajinta howlaha qaran ee dalka, kaddib… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho u magacaabay Maxamed Axmed Amiir

Posted on December 10, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Maxamed Axmed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close