Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Boosaaso: Daacish oo lala xiriiriyay weerar lagu dhaawacay Nabaddoon

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, ayaa sheegaya in halkaasi fiidnimadii caawa lagu dhaawacay Nabaddoon Cabdullaahi Cali… Sii akhri

Posted on February 29, 2020February 29, 2020 by News Office

Puntland oo xukun ku riday Nin la nool HIV/AIDS oo kufsi geystay

Posted on February 29, 2020February 29, 2020 by News Office

Maxkamadda Sare ee dowladda Puntland, ayaa maanta oo Sabtiya xukun kama dambaysa ah ku ridday, xukmane lagu magacaabo Mukhtaar Cabdikaafi… Sii akhri

Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo hubka culus isku weydaarsaday degaanka Tukaraq

Posted on February 29, 2020February 29, 2020 by News Office

Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa maanta oo Sabtiya hub culus isku weydaarsaday degaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Goob-joogayaal ku sugan… Sii akhri

Mareykanka iyo Taliban oo Heshiis Nabadeed kala Saxiixanaya

Posted on February 29, 2020February 29, 2020 by News Office

Wakiilo ka kala socda Mareykanka iyo kooxda Taliban ayaa lagu wadaa in ay maanta oo Sabtiya heshiis nabadeed ku kala… Sii akhri

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la kulmay Agaasimaha Fulinta Hey’adda lacagta aduunka

Posted on February 29, 2020February 29, 2020 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda FederaalkaSoomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan Magaalada Washinton ee caasimada Maraykanka ayaa la kulmay Agaasimaha Fulinta… Sii akhri

Hoggaamiyaha Ahlusunna oo sheegay in uu ka tanaasulay Siyaasadda Galmudug

Posted on February 29, 2020February 29, 2020 by News Office

Hogaamiyaha Guud Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa ku dhawaaqay in uu guud ahaan ka tanaasulay arrimaha siyaasadda dowlad… Sii akhri

Ahlusunna oo si rasmiya ugu dhawaaqay in ay isu dhiibeen dowladda Soomaaliya

Posted on February 29, 2020February 29, 2020 by News Office

Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xassan, oo ka tirsan Hoggaanka sare ee Ahlusunna, ayaa si rasmiya u shaaciyay in ay isu… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Xasuuqa Dhuusamareeb ka dhacay waa danbi dagaal

Posted on February 29, 2020February 29, 2020 by News Office

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in hubkii ciidanka Gaashaan ee loogu tala galay in… Sii akhri

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Shabeelada Hoose

Posted on February 29, 2020February 29, 2020 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Mareykanka ayaa sheegay in si wadajir ah duqeyn ay ka fuliyeen Gobolka Shabeelaha hoose halkaasna… Sii akhri

Hoggaanka Ahlusunna oo isu dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on February 29, 2020February 29, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya  magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas uu ka dhacay dagaal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close