Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Goormaa lagu dhawaaqayaa liiska xildhibaanada cusub ee Koonfur Galbeed?

Magàalada Baydhabo ayaa waxaa ka socda howlaha xulista Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya.  Odayaasha dhaqanka maamulka Koofur… Sii akhri

Posted on March 2, 2020March 2, 2020 by News Office

Ciidamada dowladda Federaalka oo hawlgal ka fuliyay guriga Wasiir Janan ee Doolow

Posted on March 2, 2020March 2, 2020 by News Office

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dhowaan gaysay degmada Doolow ee Gobolka Gedo, ayaa  xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay Hoyga Wasiirka… Sii akhri

Xildhibaano ka tirsan Kenya oo su’aalo adag laga weydiinayo safar qarsoodi ah oo ay ku tageen Muqdisho

Posted on March 1, 2020March 1, 2020 by News Office

8 xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka Kenya, oo ka soo jeeda gobolka waqooyi bari ee dalkaas, ayaa booliisku su’aalo ka… Sii akhri

Puntland: In ka badan 5 Malyan oo Neef oo laga tallaalayo cudurka Sambabka

Posted on March 1, 2020March 1, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daah-furay Ololaha Talaalka iyo Daaweynta Xoolaha Puntland, kaasoo la gaarsiin doono 5 Milyan… Sii akhri

Wasiir Cawad oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Suudaan

Posted on March 1, 2020March 1, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Axad ah… Sii akhri

Muqdisho: Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay xubin ka tirsan Al-shabaab

Posted on March 1, 2020March 1, 2020 by News Office

Maxkamadda Derejada kowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun xabsi daa’im ah ku ridday eedaysane lagu magacaabo… Sii akhri

Maamulka Qoor Qoor oo sheegay in ay la Heshiiyeen madaxweyne Xaaf

Posted on March 1, 2020March 1, 2020 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka mamulka Galmudug Cali Daahir Ciid oo la hadlay  laanta afka Soomaaliga ee VOA, ayaa ka warbixiyey xaalada… Sii akhri

Shirka Urur Goboleedka IGAD oo ka furmay Khartuun

Posted on March 1, 2020March 1, 2020 by News Office

Magalada Khartoum ee Casimada dalka Suudaan ayaa ka furmay shir ay soo abaabuleen oo ay iska kaashanayeen Urur Gobolleed-ka IGAD… Sii akhri

Qoor Qoor oo la kulmay Hoggaamiyihii Ahlusunna ee isu dhiibay dowladda

Posted on March 1, 2020March 1, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay Madaxtooyada maamulkaas kulan kula qaatay hogaamiyaha Ahlusunna Waljamaaca Macalin Maxamuud… Sii akhri

Dowladda kenya oo duqeysay xaruntii Shirkadda Hormuud ee degmada CeelWaaq

Posted on March 1, 2020March 1, 2020 by News Office

Diyaaradaha dagaalka ee ay leeyihiin Militariga Kenya ayaa xalay saq dhexe duqeyn ka geystay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Xasan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close