Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada dowladda iyo Al-shabaab oo ku dagaallamay Afgooye

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka iyo malayshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay gudaha degmada Afgooye ee gobolka… Sii akhri

Posted on March 3, 2020March 3, 2020 by News Office

Madaxweynaha DDS walaalkiis oo la dhaawacay

Posted on March 3, 2020March 3, 2020 by News Office

Nin  hubeysan ayaa xalay weerar loo adeegsaday Toorreey ku qaaday Nin la dhashay Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed… Sii akhri

Madaxweyne Qoor Qoor oo saxiixay Miisaaniyadda Galmudug

Posted on March 3, 2020March 3, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye, ayaa xalay  casho sharaf u sameeyay Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug,waxaana Munaasabadda ay ahayd dardaaran… Sii akhri

Laascaanood: Guddoomiye maxkamadeed oo qarax lagu khaarajiyay

Posted on March 2, 2020March 2, 2020 by News Office

Wararka ka imaanayaa maagalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi goord dhoweyd uu ka dhacay qarax aad… Sii akhri

Turkiga iyo Russia oo ka shiraya xiisadda Colaadeed ee dalka Syria

Posted on March 2, 2020March 2, 2020 by News Office

Madaxweynha Waddanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa la filayaa in uu Khamiista todobaadnkan booqdo dalka Russia, si uu madaxweyne Vladimir… Sii akhri

Faahfaahin ka soo baxaysa dagaalka Beled xaawo

Posted on March 2, 2020March 2, 2020 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa dagaal culus oo maanta degmada Beled xaawo ee gobolka Gedo ku dhexmaray ciidamada dowladda… Sii akhri

Wasiir Cawad: Guula waweyn ayaan ka gaarnay u adeegida Bulshada Soomaaliyeed ee ku baahsan Caalamka

Posted on March 2, 2020March 2, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ahmed Ciise Cawad, ayaa kulan la yeeshay Wasiiru- dawlaha… Sii akhri

Baardheere: Xubin ka tirsan Al-shabaab oo la dilay iyo mid kale oo nolosha lagu qabtay

Posted on March 2, 2020March 2, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay halkaas uu ka dhacay iska hor-imaad kooban oo… Sii akhri

Somaliland oo karantiishay dad looga shakiyay Coronavirus

Posted on March 2, 2020March 2, 2020 by News Office

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay magaalada Hargeysa ku karantiileen dad ka yimid dalka shiinaha oo looga shakisanyahay cudurka Coronavirus.… Sii akhri

Shil Khasaare gaystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Posted on March 2, 2020March 2, 2020 by News Office

Faah faahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa  Shil Khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada u dhexeeysa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close