Dowladda Puntland oo heegan buuxa gelisay dhammaan ciidamadeeda Qalabka sida
Xukuumadda Puntland ayaa shaacisay, in heegan buuxa la geliyay dhammaan ciidamada kala duwan ee dowladda Puntland, si ay uga hawlgalaan… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa shaacisay, in heegan buuxa la geliyay dhammaan ciidamada kala duwan ee dowladda Puntland, si ay uga hawlgalaan… Sii akhri
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha naxariistee, guddoomiyihii gobolka Nugaal Cabdisalaan… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa amray in la hakiyo Canshuurta iibka ee loo yaqaan Sales Tax, inta uu socdo… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo xalay khadka Teleefomka kula hadlay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xukuumadda… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee, Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi… Sii akhri
Alle ha naxariistee, waxaa daqiiqado ka hor isbitaalka Garoowe ku geeriyooday Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’jir) oo caawa… Sii akhri
Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Puntland Post, ayaa faahfaahin ka bixiyay… Sii akhri
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland ayaa beenisay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegaya in kiis la xiriira Coronavirus laga helay… Sii akhri
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay joojisay Rakaabka ka imaanaya dhammaan dalalka Yurub iyo waddanka Maraykanka laga bilaabo maalinta berriya… Sii akhri
Dableey hubaysan, ayaa maanta bartamaha magaaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku dilay, sarkaal ka tirsanaa ciidanka ilaalada Canshuuraha Berriga… Sii akhri