Muqdisho: Askari horay u dilay askari kale oo dil toogasho ah lagu xukmay
Maxkamadda Derejada Kowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo khamiis ah dil toogasho ah ku xukuntay askari… Sii akhri
Maxkamadda Derejada Kowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo khamiis ah dil toogasho ah ku xukuntay askari… Sii akhri
Ciidanka Booliiska Dowlad Goboleedka Galmudug, ayaa maanta Koonfurta Gaalkacyo ku qabtay 10 gaari oo siday jawaanno Dhuxul ah, maadaama Dhuxusha… Sii akhri
Masar ayaa weydiisatay Ethiopia inay caddeyn deg deg ah ka bixiso inay billowday buuxinta biyo-xireenka ay ka sameysay webiga Nile,… Sii akhri
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Soomaaliyeed Marxuum Xassan Abshir Faarax, ayaa sida qorshaysan Maanta oo Khamiis ah Aas Qaran loogu… Sii akhri
Wararka ka imaanaya waddanka Koonfur Afrika ayaa ku warramaya in halkaasi lag dilay Ganacsade Soomaaliyeed oo xarun Ganacsi ku lahaa… Sii akhri
Xildhibaano tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay kulan xasaasi ah la qaatay Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Kulankaan… Sii akhri
Ra’isalwasaaraha Waddanka Ingiriiska Boris Johnson, ayaa markii ugu horreysay sheegay in ay ka go’an tahay in baaritaan madaxbannaan lagu sameeyo… Sii akhri
Xarunta Cilaajka Towxiid, oo lagu Qur’aan saari doono Muslimiinta xanuunsan, waxaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ka hirgeliyey Shiikh Cabdul… Sii akhri
Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Marxuum Maxamed Cabdi Xaashi ayaa maanta Aas Qaran loogu sameeyey caasimadda… Sii akhri
Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay dab saaka ka kacay gurya ay deggan yihiin Qoysas danyar ah oo ku yaalla… Sii akhri