Urur Siyaasadeedka KAAH oo hoggaan Rasmiya doortay
Urur Siyaasadeedka Dowladda Puntland ee KAAH, oo ku gudaha jira Shirweynihiisa kowaad, ayaa Galabta si rasmiya u doortay Guddoomiyaha Ururka… Sii akhri
Urur Siyaasadeedka Dowladda Puntland ee KAAH, oo ku gudaha jira Shirweynihiisa kowaad, ayaa Galabta si rasmiya u doortay Guddoomiyaha Ururka… Sii akhri
Shirweynaha Kowaad ee Urur Siyaasadeedka MIDEEYE, ayaa Maanta oo Sabtiya kuna beegan 18 July 2020 si rasmiya uga furmay Magaalada… Sii akhri
Shirweynaha Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa Maanta oo Sabtiya si rasmiya uga furmay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland. Shirweynaha waxaa… Sii akhri
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Sabti ah booqasho Tariikhi ah ku tagay Magaalada Cadaado ee… Sii akhri
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya, Cabdinuur Maxamed Axmed, oo Qoraal kooban soo dhigay Bartiisa Facebook, ayaa si rasmiya u shaaciyay in… Sii akhri
Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Bari ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan Malayshiyaadka Daacish ee ku dhuumaalaysta… Sii akhri
Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xassan, oo wareysi gaar ah siiyay Puntland Post, ayaa Somaliland ku eedeeyay in ay… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu berri oo Sabtiya gaaro Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda… Sii akhri
Hay’ada KAALO ayaa Magaalada Garowe ku qabatay Tababar ku saabsan ka hortagga Tacadiyada ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha gaar ahaan… Sii akhri
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Soomaaliyeed Marxuum Xassan Abshir Faarax, ayaa Maanta Aas Qaran loogu samaynaya Caasimadda Puntland ee Garoowe.… Sii akhri