Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Deni oo Garoowe ku soo dhoweeyay Qoor Qoor

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye  Qoor Qoor ayaa isna soo gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Madaxweyne Qoor… Sii akhri

Posted on July 15, 2020July 15, 2020 by News Office

Madaxweynaha Jubaland oo Garoowe lagu soo dhoweeyay

Posted on July 15, 2020July 15, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa haatan  Garoowe ku soo dhoweeyey wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Garoowe ku soo dhoweeyay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya

Posted on July 15, 2020July 15, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Saaka Garoowe ku soo dhoweeyey Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi… Sii akhri

Urur Goboleedka IGAD oo war ka soo saaray Doorashooyinka Soomaaliya

Posted on July 15, 2020July 15, 2020 by News Office

Madaxda Urur Goboleedka IGAD, ayaa shalay kulan gaar ah ku yeeshay Khadka internet-ka ah (Video-conference), waxaana ka qeyb galay Madaxweynaha… Sii akhri

Khayre oo kulan gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda Dowlad Goboleedyada

Posted on July 15, 2020July 15, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo gelinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb  ayaa xalay kulamo la qaatay  madaxda… Sii akhri

Yaa loo saadaalinayaa Guddoomiyaha Cusub ee Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland?

Posted on July 14, 2020July 14, 2020 by News Office

Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa Maanta oo Talaado ah muddeeyay Wakhtiga ay dhacayso Doorashada Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland.… Sii akhri

Diyaarad ku burburtay Garoonka Diyaaradaha Beledweyne

Posted on July 14, 2020July 14, 2020 by News Office

Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in diyaarad soo degaysay garoonka magaalada Beledweyne ay shil gashay. Ilaa haatan ma… Sii akhri

Somaliland oo Ciidamo u dirtay Wefdi ka socda Puntland oo ku sugan Buuhoodle

Posted on July 14, 2020July 14, 2020 by News Office

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Somaliland oo ku hubaysan noocyada kala duwan ee Gaadiidka Dagaalka ayaa ku wajahan degaanno ka tirsan… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo faahfaahiyay wejiga labaad ee Shirka Dhuusamareeb

Posted on July 14, 2020July 14, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay shaaciyay in maalmaha soo socda uu si rasmiya u… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre iyo Wefdi uu hoggaaminayo oo Maanta ku wajahan Dhuusameeb

Posted on July 14, 2020July 14, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre iyo xubno katirsan Golihiisa xukuumada ayaa maanta oo Talaado ah la filayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close