Qoor Qoor: Shirkii Dhuusamareeb 3 waa furmay Qodobkii Doorashadana waan isku afgarannay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ,oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Dhuusamareeb, ayaa shaaciyay in uu… Sii akhri
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ,oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Dhuusamareeb, ayaa shaaciyay in uu… Sii akhri
Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa Beesha Caalamka ugu baaqday in ay Madaxda Soomaalida ka caawiso Qabsoomidda Shirka Dhuusamareeb3 si looga mira… Sii akhri
Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa qarax xooggan oo Galabta ka dhacay Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo kaasi oo khasaare… Sii akhri
Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa qarax ku dilay Guddoomiyihii Degaanka Goof-gaduud Buurey iyo Taliyihii Ciidanka Booliiska Degaanka sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka… Sii akhri
Malashiyaadka Al-shabaab ayaa Saaka oo Isniin ah weerar culus ku qaaday Degaanka Goof-gaduud Buurey oo qiyaastii 30KM u jira Magaalada… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaaXalay kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dhuusamareeb waxa uu la qaatay Madaxweyneyaasha… Sii akhri
Taliska Booliiska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay Khasaaraha ka dhashay weerarkii lagu qaaday Hoteelka Elite oo ku yaalla Xeebta… Sii akhri
Xukuumadda Puntland, ayaa markii u horraysay si rasmiya u soo bandhigtay Mowqifka ay ka qabto ka qayb-galka Shirka Dhuusamareeb3. Puntland,… Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdillaahi, oo Maanta hadal ka jeedinayay Kulan ay yeesheen Golaha… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, oo safar shaqo maalmahan ugu maqnaa Waddanka Jabuuti, ayaa Maanta… Sii akhri