Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xaraf: Shaqada Dowladda Hoose ee Garoowe waxay ku ururtay in ay Tuugada Guryaha u sii furto

Xildhibaan Maxamed Axmed Xaraf, oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Puntland ee laga soo doorto Gobolka Nugaal, ayaa si adag… Sii akhri

Posted on August 16, 2020August 16, 2020 by News Office

Dagaal culus oo ka dhacay Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo

Posted on August 16, 2020August 16, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay dagaal culus oo u… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in uu Baarlamanka dib ugu celinayo wixii ka soo baxa Shirka Dhuusamareeb

Posted on August 15, 2020August 15, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Shirka… Sii akhri

Ururada Siyaasadda Puntland oo Maanta la guddoonsiiyay Shahaadada Agoonsiga

Posted on August 15, 2020August 15, 2020 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa ka qeybgalay Xafladda Shahaado-siinta Ururada Siyaasadda… Sii akhri

Wasiir ka tirsan Puntland oo geeriyooday

Posted on August 15, 2020August 15, 2020 by News Office

Wasiiru dowlihii Madaxtooyada Puntland Maxamed Xassan Ciise, ayaa Saaka oo Sabtiya ku geeriyooday Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Geerida Marxuumka,… Sii akhri

Deni oo la xaqiijiyay in uu ka qayb-galayo Shirka Dhuusamareeb

Posted on August 15, 2020August 15, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Caasimadda Waddanka Jabuuti, ayaa la xaqiijiyay in uu ka qayb-geli… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Dhuusamareeb ku wajahan

Posted on August 15, 2020August 15, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Maanta oo Sabtiya ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, halkaas oo … Sii akhri

Wakhtiga uu furmayo Shirka Dhuusamareeb oo dib u dhacay

Posted on August 15, 2020August 15, 2020 by News Office

Dowlad Goboleedka Galmudug oo marti-gelinaysa Shirka Dhuusamareeb ee Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada ayaa shaacisay in uu dib… Sii akhri

XOG: Dowladda Maraykanka oo Saldhig Ciidan laga siiyay Boosaaso

Posted on August 14, 2020August 14, 2020 by News Office

Ilo wareedyo kala duwan oo diiday in magacyadooda la xigto, ayaa warbaahinta Puntland Post u sheegay, in Madaxweynaha Puntland Siciid… Sii akhri

Beesha Caalamka oo war-saxafadeed Wadajir ah ka soo saartay Shirka Dhuusamareeb

Posted on August 14, 2020August 14, 2020 by News Office

Dalalka iyo Ururada ku midaysan Beesha Caalamka, oo Caawa soo saaray War-saxaafadeed wadajir ah, ayaa ku baaqay in dhammaan Saamileyda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close