Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay bar laga ilaaliyo Villa Somalia
Qarax xooggan oo ismiidaamin ah ayaa saaka oo Sabtiya ka dhacay bar kantarool oo laga ilaaliyo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya War… Sii akhri
Qarax xooggan oo ismiidaamin ah ayaa saaka oo Sabtiya ka dhacay bar kantarool oo laga ilaaliyo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya War… Sii akhri
Dalalka ku midaysan Jaamacadda Carabta, ayaa ugu baaqay dhinacyada siyaasadeed ee Soomaaliya in ay wada-hadal ka yeeshaan khilaafka u dhexeeya,… Sii akhri
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa ka qeybgalay Shirka Agaasimeyaasha Hey’adaha Socdaalka… Sii akhri
Maamulka cusub ee madaxweyne Biden ayaa ku dhawaaaqay in ay billaabi doonaan in si tartiib tartiib ah ay Mareykanka u… Sii akhri
Dowlad goboleedka Jubaland, ayaa sheegay in aysan ka qayb noqon doonin Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, haddii aan Gobolka Gedo lagu soo… Sii akhri
Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in saaka oo Sabtiya la kala qaaday laba malayshiya-beeleed oo dhowaan ku dagaallamay… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, dhaqanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed… Sii akhri
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe, oo haatan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay kiiska dacwadda badda… Sii akhri
Khilaaf cusub iyo jaah-wareer ayaa ka dhashay Shirkii lagu baaqay, ee la doonayay in lagu xalliyo muranka Arrimaha Doorashada Soomaaliya,… Sii akhri
Ciidamada badda dowladda Puntland ee loo yaqaan PMPF, ayaa maanta oo Khamiis ah hawgal qorshaysan ka fuliyay degmooyin ka tirsan… Sii akhri