Dowladda oo qabatay Shir ku saabsan COVID-19
Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shirka guddiga qaran ee xakamaynta COVID-19, kadib markii uu Soomaaliya… Sii akhri
Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shirka guddiga qaran ee xakamaynta COVID-19, kadib markii uu Soomaaliya… Sii akhri
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hay’adaha Amniga Muqdisho ku amray in deg deg loo furo Wadada Dabka oo halbowle… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay magacyada Qareennada difaacaya Kiiska Badda Soomaaliya ee horyaalla Maxkamadda ICJ. War Qoraal ah oo… Sii akhri
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, marxalada kala guurka iyo muranka ka taagan doorashada dalka… Sii akhri
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa caddeeyay mowqifkeediisa ku aaddan Golaha Adeega Garsoorka ee Madaxweyne… Sii akhri
Ciidamada Turkiga ee fulinaya howlgalka ka dhanka ah mintidiinta kooxda PKK ee waqooyiga Ciraaq ayaa god ka helay meydadka 13… Sii akhri
Maydadka saddex ruux oo dumar ah, ayaa saaka laga helay xaafad ka tirsan degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir, sida ay… Sii akhri
Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa sheegay in ay degaan ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose ku qabteen Gaari nooca loo yaqaan… Sii akhri
Aqalka sare ee Mareykanka ayaa shan maalmood kaddib soo afmeeray dacwaddii Donald Trump ee uu waday. Go’aanka ugu dambeeya wuxuu… Sii akhri
Dabley hubeysan ayaa xalay weerar loo adeegsaday Bam gacmeed ku qaaday Bar koontarool oo Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Maamulka… Sii akhri