Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Biden oo kulankii u horeeyay la yeelan doona Hoggaamiyaasha G7

Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Joe Biden ayaa la filayaa in uu jimcaha soo socda kulankiisi u horreeyay la yeesho Hoggaamiyaasha… Sii akhri

Posted on February 16, 2021February 16, 2021 by News Office

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday Heshiis caafimaad

Posted on February 16, 2021February 16, 2021 by News Office

Wasiirka wasaraada caafimaadka iyo daryeelka bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Fawsiya Abikar Nur iyo Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya… Sii akhri

Madaxweyne Lafta Gareen oo kulan la yeeshay Guddiga Farsamada

Posted on February 16, 2021February 16, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Farsamada ee dowladda Federaalka,… Sii akhri

Kulan ku saabsan dagaalka Al-shabaab oo ka qabsoomay magaalada Dirirdhaba

Posted on February 16, 2021February 16, 2021 by News Office

Kulan looga hadlayay xaalada amaan ee bariga Itoobiya iyo la dagaallanka Al-Shabaab ayaa ka qabsoomay magaalada Dirirdhaba ee dowlad degaanka… Sii akhri

Madaxweyne Trump oo mar kale baaritaan lagu samaynayo

Posted on February 16, 2021February 16, 2021 by News Office

Afhayeenka aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka, Nancy Pelosi ayaa sheegtay in ay hirgelin doonto guddi ka madaxbanana gollahaas oo baaritaan… Sii akhri

Guddiga Farsamada oo shir uga furmay Baydhabo

Posted on February 15, 2021February 15, 2021 by News Office

Guddiga Farsamada ee ka socda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo Isniin ah gaaray Magaalada Baydhabo… Sii akhri

Puntland oo gacanta ku dhigtay Amiir ka tirsan Al-shabaab iyo xubno kale

Posted on February 15, 2021February 15, 2021 by News Office

Ciidanka Xoogga Puntland ee PSF, oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay Buuraleyda Galgala, ayaa gacanta ku dhigay Amiir ka tirsan Al-shabaab… Sii akhri

Dib u dhac ku yimid Shirkii Arrimaha doorashooyinka

Posted on February 15, 2021February 15, 2021 by News Office

Dib dhac ayaa ku yimid Shirkii Arrimaha doorashooyinka, oo uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo, kaas la doonayay in la qabto… Sii akhri

Muudeey iyo Lafta Gareen oo kulan ku yeeshay Baydhabo

Posted on February 15, 2021February 15, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha… Sii akhri

Siyaasi Yuusuf Xaaji oo geeriyooday

Posted on February 15, 2021February 15, 2021 by News Office

Waxaa magaalada Naiorbi ee dalka Kenya ku geeriyooday Allaha u naxaiistee wasiirkii hore ee difaaca Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close