Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shil khasaare gaystay oo ka dhacay Garoowe

Saddex Ruux ayaa ku geeriyooday, laba kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii xalay laba gaari isku dhacday duleedka bari ee… Sii akhri

Posted on February 24, 2021February 24, 2021 by News Office

Puntland oo shuruud adag ku xirtay ka qayb-galka Shirka Muqdisho

Posted on February 24, 2021February 24, 2021 by News Office

Dowladda Puntland ayaa shuruud adag hor dhigtay ka qayb-galka Shirka ku saabsan Arrimaha Doorashada Soomaaliya, oo la doonayo in Muqdisho… Sii akhri

PUNTLAND GOVERNMENT’S POSITION ON THE CURRENT POLITICAL SITUATION AND THE ELECTORAL IMPASSE

Posted on February 24, 2021February 24, 2021 by News Office

In light of recent political developments in Somalia and the current national electoral gridlock, Puntland reaffirms its commitment to continue… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ku celisay in aysan aqbali doonin bannaanbax dambe

Posted on February 23, 2021February 23, 2021 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in aysan aqbali doonin bannaanbax dambe oo lagu qabto magaalada Muqdisho. Wasiirka Amniga xukuumadda Federaalka… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo kulan gaar ah la yeeshay wefdi ka socda Beesha Caalamka

Posted on February 23, 2021February 23, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer caalami ah oo uu hogaaminayay Wakiilka… Sii akhri

Booliiska Muqdisho oo fashiliyay Qarax ismiidaamin ah

Posted on February 23, 2021February 23, 2021 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaanna degmada Xamarweyne. Wararku waxay sheegayaan, in nin… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabay Taliyaal Ciidan

Posted on February 23, 2021February 23, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay laba Taliye Qaybeed u magacaabay Gobollada Karkaar iyo Sanaag. Dikreeto ka soo… Sii akhri

Ciidamada Libya oo in ka badan 150 Tahriibayaal ah ka soo furtay xabsi qarsoodiya

Posted on February 23, 2021February 23, 2021 by News Office

Ciidamada Amaanka Liibaya, oo weerar qorshaysan ku qaaday xabsi qarsoodi ah oo ku yaala koonfur-bari dalkaaasi liibiya, ayaa ku guuleystay… Sii akhri

Amiir lagu caleema-saaray magaalada Boosaaso

Posted on February 23, 2021February 23, 2021 by News Office

Magaalada Boosaaso waxa lagu caleema-saaray Amiirka Beesha Cawlyahan ee Beelweynta Cabdirixiin Ibraahim Amiir Cabdiraxmaan Xaaji Cumar Faarax. Munaasabadda Caleema-saarka waxa… Sii akhri

Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo oggolaatay in la siidaayo canshuurihii Trump

Posted on February 23, 2021February 23, 2021 by News Office

Maxkamadda sare ee Mareykanka ayaa oggolaatay in dacwad oogaha magaaladda New York la siiyo faah-faahinta dhaqaalaha madaxweynihii hore ee Mareykanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close