Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Midowga Yurub oo digniin adag u jeediyay Hoggaamiyaasha Soomaaliya

Midowga Yurub ayaa hanjabaad culus u jeediyay Hoggaamiyaasha Soomaaliya oo weli ku muransan Arrimaha doorashooyinka dalka. War Qoraal ah oo… Sii akhri

Posted on March 24, 2021March 24, 2021 by News Office

Madaxweyne Deni iyo safiirka Turkiga oo wada-hadal gaar ah yeeshay

Posted on March 24, 2021March 24, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan gaar ah kula yeeshay khadka Zoom-ka safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya… Sii akhri

Kuuriyada Waqooyi oo gantaallo tijaabisay

Posted on March 24, 2021March 24, 2021 by News Office

Warbaahinta Mareykanka ayaa Talaadadi shalay ku warrantay, in Kuuriyada Waqooyi ay dhammaadki todobaadki hore tijaabisay ugu yaraan laba gantaal oo… Sii akhri

Maraykanka oo ku baaqay in shuruud la’aan laga qayb-galo Shirka Arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho

Posted on March 23, 2021March 23, 2021 by News Office

Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho, ayaa madaxweyne Farmaajo ugu baaqday, in uu xaqiijiyo in si buuxda looga wada-qayb galo shirka xallinta… Sii akhri

Laamiga xiriiriya magaalooyinka Puntland oo qarka u saaran in uu gebi ahaanba go’o

Posted on March 23, 2021March 23, 2021 by News Office

Laamiga dheer ee xiriiriya magaalooyinka Puntland, ayaa qarka u saaran in uu ka go’o nawaaxiga buundada Midigar, oo uu dhexaysa… Sii akhri

Shir ku saabsan Amniga oo Boosaaso lagu qabtay

Posted on March 23, 2021March 23, 2021 by News Office

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta shir gudoomiyay shirka Amniga Gobalka Bari. Shirkan waxaa ka… Sii akhri

Puntland: Wasiir saxaafadda ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan sugidda Amniga

Posted on March 23, 2021March 23, 2021 by News Office

Wasiirka warfaafinta u qaabilsan xukuumadda Puntland, oo xalay qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook, ayaa suxufiyiinta ugu baaqay in ay… Sii akhri

Deni iyo Qoor Qoor oo khilaaf xooggan kadib Xalane lagu kulansiiyay

Posted on March 23, 2021March 23, 2021 by News Office

Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug, oo xalay kulan gaar ah ku yeeshay Muqdisho, ayaa isu’ soo dhowaansho ka muujiyay khilaaf siyaasadeed… Sii akhri

Dowladda Sacuudiga oo heshiis la gelaysa Xuutiyiinta Yemen

Posted on March 23, 2021March 23, 2021 by News Office

Dowladda Sacudi Carabi, ayaa Isniintii shalay ku dhawaaqaday in ay waddo qorshe ay heshiis xabad joojin ah kula galaysa, kooxda… Sii akhri

Ciidamada Somaliland oo dad rayid ah ka soo qabtay degaanka Shidan ee Gobolka Sanaag

Posted on March 22, 2021March 22, 2021 by News Office

Ciidamada Somaliland ayaa maanta oo Isniin ah magaalada Ceerigaabo gaarsiiyay 17 qof oo rayid ah, kuwaas oo ay ka qabteen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close