Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada Suudaan oo xadka Itoobiya ku qabtay hub fara badan

Bayaan kasoo baxay dowladda Suudaan ayaa lagu sheegay in ciidamada ku sugan xadka ay la wadaagaan Itoobiya ay gacanta ku… Sii akhri

Posted on March 25, 2021March 25, 2021 by News Office

Ciidamada Soomaaliya oo Amniga degmadii u horraysay kala wareegay Ciidamada AMISOM

Posted on March 25, 2021March 25, 2021 by News Office

Ciidamada milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mas’uuliyadda amniga ee degmada Afgooye kala wareegay howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM. Xaflad… Sii akhri

Axmed Karaash oo ku wajahan waddanka Imaraatiga Carbeed

Posted on March 25, 2021March 25, 2021 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan, ayaa maanta oo Khamiis ah ku wajahan magaalada Dubai ee waddanka Imaaraatiga Carbeed,… Sii akhri

Wasiir Jamaal: Waa in Deni si toos ah loola xisaabtamo

Posted on March 25, 2021March 25, 2021 by News Office

Wasiirka Qorshaynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan ayaa markii u horraysay war ka soo saaray bannaanbax shalay ka dhacay… Sii akhri

Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo wakiilada Beesha Caalamka oo maanta kulmaya

Posted on March 25, 2021March 25, 2021 by News Office

Madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed ee dalka iyo wakiilo ka socda Beesha Caalamka, ayaa lagu wadaa in ay magaalada Muqdisho ku… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in madaxweyne Farmaajo abaabulay bannaanbax ka dhacay Dhahar

Posted on March 25, 2021March 25, 2021 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa ka jawaabtay eedayn uga timid dowladda Federaalka Soomaaliya, taas oo ku saabsan in ciidamada Puntland ay xabbad… Sii akhri

Jubaland oo gacanta ku dhigtay madaxii macluumaadka u qaabilsanaa Al-shabaab

Posted on March 25, 2021March 25, 2021 by News Office

Ciidanka Nabad-sugidda iyo sirdoonka Jubaland ayaa hawlgal qorshaysan ku qabtay madaxii macluumaadka Al-shabaab u qaabilsanaa aagga Kismaayo. Telefishinka dowlad goboleedka… Sii akhri

Dowlada Federaalka: Puntland waxay xabad u adeegsatay mudaharaad ka dhacay Dhahar

Posted on March 25, 2021March 25, 2021 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in Ciidamada Puntland ay xabbad u adeegsadeen bannaanbax nabadeed oo ka dhacay magaalada Dhahar. Qoraal… Sii akhri

Beesha Caalamka oo ka digtay in mudda kordhin loo sameeyo dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on March 24, 2021March 24, 2021 by News Office

Beesha Caalamka ayaa si cad u diiday in wax mudda kordhin ah loo sameeyo Golayaasha kala duwan ee dowladda Federaalka… Sii akhri

Norway oo dowladda Soomaaliya ku amartay in ay xukunka si dhakhso ah u wareejiso

Posted on March 24, 2021March 24, 2021 by News Office

Dowladda Norway ayaa walaac xooggan ka muujisay khilaafka ka taagan Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, kaas oo u dhexeeya dhinacyada siyaasadda dalka.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close