Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Ingiriiska oo si adag ula hadashay Hogaamiyaasha siyaasadda Soomaaliya

Boqortooyada UK, ayaa si adag uga hadashay muranka ku saabsan Arrimaha doorashooyinka, ee ka dhex taagan dhinacyada siyaasadda Soomaaliya. Dowladda… Sii akhri

Posted on March 27, 2021March 27, 2021 by News Office

Puntland oo xukunno ku riday doonyo kalluumeysi oo sharci-darro ah

Posted on March 27, 2021March 27, 2021 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee Gobolka Gardafuu (Puntland), ayaa xukunno kala duwan ku ridday doonyo kalluumeysi oo laga leeyahay waddanka Yemen,… Sii akhri

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Posted on March 27, 2021March 27, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas uu goor dhowayd ka dhacay qarax xooggan oo khasaare kala duwan… Sii akhri

Nabaddoon Halow: Puntland waxay qarka u saarantahay in la isu gudbi waayo

Posted on March 26, 2021March 26, 2021 by News Office

Nabaddoon Abshir Cali Halow, oo kamid ah Nabaddoonada Gobolka Nugaal, ayaa ku baaqay in si deg deg ah wax looga… Sii akhri

Taliye Xijaar oo kulan gaar ah la yeeshay safiirka Ingiriiska

Posted on March 26, 2021March 26, 2021 by News Office

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Xijaar, iyo danjiraha UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa ka wadahadlay sugidda amniga… Sii akhri

Masar oo ka hadashay xannibaadda Kannaalka Suweys

Posted on March 26, 2021March 26, 2021 by News Office

Dowlada Masar ayaa sheegtay in ay qaadan doonto maalmo ama Asbuucyo in dib loo furo Kanaalka Suweys oo uu ku… Sii akhri

Dowladda Shiinaha oo taageertay madax-bannaanida Soomaaliya

Posted on March 26, 2021March 26, 2021 by News Office

Dowladda Shiinaha oo taageertay mowqofkii dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in Soomaaliya ay tahay dal madaxbannaan oo aan marnaba aqbali… Sii akhri

Hay’adda IMF oo ansixisay kaalmo dhaqaale oo Soomaaliya la siinayo

Posted on March 26, 2021March 26, 2021 by News Office

Guddiga fulinta ee hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ansixiyay kaalmo dhaqaale oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siin doono… Sii akhri

Xasan Abgaal oo soo bandhigay qodob Puntland u saamaxaya in ay Soomaaliya ka go’do

Posted on March 25, 2021March 25, 2021 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal, ayaa sheegay in qodob Dastuuriya uu Puntland xaq u siinayo in ay ka go’do… Sii akhri

Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo tababar loogu soo xiray Boosaaso

Posted on March 25, 2021March 25, 2021 by News Office

Cutubyo kala duwan, oo ka tirsan ciidanka badda Puntland ee PMPF, ayaa maanta tababar mudda u socday loogu soo xiray… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close