Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Villa Somalia oo sheegtay in Shirka Arimaha doorashooyinka uu maanta furmay

Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe, oo haatan shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa faahfaahin ka bixiyay Shir… Sii akhri

Posted on March 22, 2021March 22, 2021 by News Office

Maraykanka oo ka niyad jabay Heshiis Turkigu ka baxay

Posted on March 22, 2021March 22, 2021 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu yeeray ka-bixitaanka Turkey ee heshiis caalami ah oo looga gol leeyahay in looga hortago… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo shir deg deg ah isu’gu yeeray Golaha Badbaado Qaran

Posted on March 22, 2021March 22, 2021 by News Office

Warar lagu kalsoonyahay oo Puntland Post ka heshay Muqdisho ayaa xaqiijinaya in Madaxweyne Deni uu shir deg deg ah isu’gu… Sii akhri

Villa Somalia iyo dowlad goboleedyada taageersan oo shir uga furmay xarunta Afisyooni ee Muqdisho

Posted on March 22, 2021March 22, 2021 by News Office

Xarunta Afisyooni ee magaalada Muqdisho, waxaa hadda ka furmay shir u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada taageersan, oo… Sii akhri

Odayaal ku baaqay in Shacabka Degaanka Shidan laga difaaco Somaliland

Posted on March 22, 2021March 22, 2021 by News Office

Odayaasha iyo Waxgaradka magaalada Badhan, ayaa markii u horraysay ka hadlay weerarkii Somaliland maalin ka hor ku qaadday Degaanka Shidan… Sii akhri

AMISOM oo si buuxda u dammaanad-qaadday Amniga Shirka Muqdisho

Posted on March 22, 2021March 22, 2021 by News Office

Hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay Amniga Goobta lagu qaban doono Shirka… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay doonyo jariif ah

Posted on March 22, 2021March 22, 2021 by News Office

Laamaha Amniga Gobolka Gardafuu ee Puntland, ayaa gacanta ku dhigay saddex doonyood oo laga leeyahay waddanka, Yemen kuwaas oo kallluumeysi… Sii akhri

Puntland oo si rasmiya u qaaddacday shirka Muqdisho

Posted on March 22, 2021March 22, 2021 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa si rasmiya u qaaddacday shirka arrimaha doorashada, oo sida qorshaysan maanta ka furmi lahaa magaalada Muqdisho. Wasiirka… Sii akhri

Deni: Xalay ayaa nala soo weeraray shirna ka qayb-geli mayno

Posted on March 21, 2021March 21, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in xalay lagu soo weeraray hoygiisa islamarkaana uusan ka qayb-geli doonin Shirka… Sii akhri

Yamamoto: Cidna Muqdisho kama bixi karto inta heshiis laga gaarayo doorashooyinka

Posted on March 21, 2021March 21, 2021 by News Office

Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto, ayaa ku amray madaxda dowlad goboleedyada dalka in aysan ka bixi Karin Muqdisho,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close