Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul wasaare Rooble oo farriin u diray Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhammaan suxufiyiinta Soomaaliyeed ku hambalyeeyay 3-da bisha May, oo ah maalinta… Sii akhri

Posted on May 3, 2021May 3, 2021 by News Office

Puntland oo xukun dil ah ku ridday shan amiir oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on May 2, 2021May 2, 2021 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada culus ee dowladda Puntland, ayaa maanta xukun dil ah ku ridday shan amiir oo… Sii akhri

Ra’iisul wasare Rooble oo shir ku casumay madaxda dowlad goboleedyada dalka

Posted on May 2, 2021May 2, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxaned Xuseen Rooble ayaa dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ku casumay shir ku saabsan… Sii akhri

Puntland oo ku dhawaaqday shir weyne ku saabsan xallinta Caqabadda Ardayda Puntland ka soo wajahday Turkiga

Posted on May 2, 2021May 2, 2021 by News Office

Dowladda Puntland ayaa maanta oo Axad ah ku dhawaaqday, shirweyne ku saabsan xallinta caqabadda soo wajahday Ardayda Reer Puntland ee… Sii akhri

Rooble o la kulmay ergayga Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo la dagaallanka argagixisada

Posted on May 2, 2021May 2, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee… Sii akhri

Gaadiid badan oo ku xannibay togga Ceeldoofaar

Posted on May 2, 2021May 2, 2021 by News Office

Gaadiidka isaga goosha Laamiga dheer ee xiriiriya Garoowe iyo Boosaaso, ayaa saacado badan ku xanniban togga Ceeldoofaar ee Gobolka Bari, kadib… Sii akhri

Booliiska Gobolka Bari oo gacanta ku dhigay kooxo dhuxusha ka ganacsada

Posted on May 2, 2021May 2, 2021 by News Office

Ciidanka Booliiska Gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay koox abaabulan oo ku hawllanaa gubista kaymaha si ay dhuxul uga shitaan.… Sii akhri

Madaxweyne Lafta Gareen oo kulan la qaatay Laamaha Garsoorka koonfur Galbeed

Posted on May 2, 2021May 2, 2021 by News Office

Madaxweynaha fowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xarunta Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay”addaha kala duwan ee garsoorka… Sii akhri

Golaha Midowga oo ku baaqay in la beddelo hoggaanka Ciidamada dowladda Federaalka

Posted on May 2, 2021May 2, 2021 by News Office

Golaha Midowga Murashixiinta Muqdisho, ayaa soo dhoweeyay go’aanka madaxweyne Farmaajo uu Ra’iisul wasaare Rooble ugu wareejiyay hoggaaminta arrimaha hirgelinta doorashadooyinka.… Sii akhri

Dowladda Maraykanka oo sheegtay in ay Soomaaliya ka gacan-siinayso arrimaha doorashooyinka

Posted on May 2, 2021May 2, 2021 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa ugu baaqday dhinacyadii saxiixay Heshiiskii arrimaha doorashada ee 17-kii September in ay deg deg u kulmaan, si… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close