Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul wasaare Rooble oo shaaciyay in uu soo bandhigayo Qorshaha hirgelinta doorashada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweyne Farmaajo in uu wareejiyay mas’uuliyadda  doorashooyinka. Ra’iisul Wasaare… Sii akhri

Posted on May 1, 2021May 1, 2021 by News Office

Dowladda Qatar oo xafiis diblomaasiyadeed ka furanaysa Somaliland

Posted on May 1, 2021May 1, 2021 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo Sabtiya xafiiskiisa ku qaabiley wefdi  ka socday dalka Qatar oo uu hoggaaminayo… Sii akhri

Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyay in dib loobu laabto Heshiiskii Arrimaha doorashooyinka ee 17-kii September

Posted on May 1, 2021May 1, 2021 by News Office

Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ansixiyay dalab uga yimid Madaxweyne Farmaajo, kaas oo ah in lagu laabto heshiiskii 17 kii… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo mas’uuliyada doorashada iyo Amniga ku wareejiyay Ra’iisul wasaare Rooble

Posted on May 1, 2021May 1, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo khudbad u jeediyay Aqalka Hoose ee Baarlamanka, ayaa si rasmiya u shaaciyay… Sii akhri

Mareykanka oo u diyaar garoobaya qorshaha dagaal cusub

Posted on May 1, 2021May 1, 2021 by News Office

Mareykanka ayaa isu diyaarinaya hirgelinta qorshe dagaal oo  mustaqbalka dhici kara, kaasi oo u muuqda mid ka baddalan dagaalladii hore.… Sii akhri

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan aan caadi ahayn

Posted on May 1, 2021May 1, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa lagu wadaa in uu hortago xildhibaannada Aqalka hoose ee Baarlamanka dalka, isagoo… Sii akhri

Ergey ka socda dalka Qatar oo ku wajahan Soomaaliya

Posted on April 30, 2021April 30, 2021 by News Office

Ergay gaar ah oo ka socda dalka Qatar ayaa la filayaa inuu toddobaadka dambe booqasho ku yimaado Soomaaliya. Ergaygan gaarka… Sii akhri

Danab oo hawlgal qorshaysan ku gubay gaari qaraxyo siday

Posted on April 30, 2021April 30, 2021 by News Office

Ciidanka Kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya ee loo yaqaan Danab ayaa war ka soo saaray hawlgal qorshaysan ay saaka ka fuliyeen… Sii akhri

Kenya oo sanad kaddib xireysa xeryaha Dadaab iyo Kakuma

Posted on April 30, 2021April 30, 2021 by News Office

Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay si rasmi ah ugu gudbisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR in ay… Sii akhri

Mareykanka oo Hindya u diraya adeeg caafimaad oo lagu qiyaasay 100-milyan

Posted on April 30, 2021April 30, 2021 by News Office

Aqalka Cad ee Dalka Mareykanka ayaa sheegay in dalka Hindiya loo dirayo sahay qiimaheedu dhan yahay 100-milyan ,si ay qeyb… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close