Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi oo dib loo furay

Xarunta Safaaradda dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa rasmi ah dib loogu furay,… Sii akhri

Posted on July 3, 2021July 3, 2021 by News Office

Al-shabaab oo qabsaday duleedka degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud

Posted on July 2, 2021July 2, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in Al-shabaab la wareegtay tuulo kaabiga ku haysa degmada Guriceel ee Gobolkaasi.… Sii akhri

Baarlamanka Carabta oo war ka soo saaray Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya

Posted on July 2, 2021July 2, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Caadil bin Cabdiraxmaan Al-Casuumi ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaranka ee ku saabsanaa… Sii akhri

Dowlad degaanka Soomaalida DDS oo digniin u jeediyay shakhsiyaad taageersan TPLF

Posted on July 2, 2021July 2, 2021 by News Office

Xukuumadda dowlad Deegaanka Soomaalida DDS ayaa sheegtay in aysan u dul-qaadan doonin shakhsiyaadka sida ay sheegtay u gacan-haadinaya ururka TPLF,… Sii akhri

Buundo muhiim u ahayd Gobolka Tigray oo la burburiyay

Posted on July 2, 2021July 2, 2021 by News Office

Buundo dul marta Wabiga Tekeze, oo ahayd marin muhiim u ah in cunno gargaar ah la gaarsiiyo qaybo badan oo… Sii akhri

Dowladda Maraykanka oo Baaq ka soo saartay Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya

Posted on July 1, 2021July 1, 2021 by News Office

Xoghayaha Arrimaha Dibedda dowladda Mareykanka Antony Blinken ayaa ku boorriyay madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada in ay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay Taallada Halgamayaashii SYL

Posted on July 1, 2021July 1, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamusaya Xuska Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo ayaa ubax lagu… Sii akhri

Puntland oo madaxweyne Farmaajo ku eedaysan in uu maal-geliyay dacaayad ku suntan difaaca Al-shabaab

Posted on July 1, 2021July 1, 2021 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa madaxweyne Farmaajo ku eedaysay in uu lacag ku bixiyay dacaayad ku salaysan difaacidda Al-shabaab. Qoraal kooban oo… Sii akhri

Hawlgallo ka bilowday magaalooyinka waaweyn ee Puntland

Posted on July 1, 2021July 1, 2021 by News Office

Hawlgallo la xiriira xaqiijinta iyo dardar gelinta Amniga, ayaa ka bilowday magaalooyinka waaweyn ee Puntland. Ciidanka Booliiska Puntland oo kaashanaya… Sii akhri

Dowlada Pakistan oo askar looga laayay xuduudka Afganistan

Posted on July 1, 2021July 1, 2021 by News Office

Ugu yaraan 2 Askari oo ka tirsan Milliteriga Pakistan ayaa lagu dilay rasaas ay ku soo fureen Maleeshiyo aan la… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close