Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Guddiga Amniga Gobolka Mudug oo Gaalkacyo ku shiray

Guddiga Amniga Gobolka Mudug, ayaa saaka shir ka yeeshay xaaladda Ammaanka Gobolkaas, gaar ahaanna magaalada Gaalkacyo. Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Cabdiladiif… Sii akhri

Posted on June 30, 2021June 30, 2021 by News Office

Wadaad 21 sano Imaan ka ahaa masaajida Boosaaso oo xalay la dilay

Posted on June 30, 2021June 30, 2021 by News Office

Wadaad lagu magacaabi jiray, macallin Cali Bashiir Xasan oo dhowaan fasax uga baxay magaalada Boosaaso, islamarkaana safar u aaday degaannada… Sii akhri

In ka badan 130 ruux oo Canada ugu dhintay kulayl ba’an

Posted on June 30, 2021June 30, 2021 by News Office

In ka badan 130 qof ayaa todobaadkan kulayl ba’an ugu dhintay galbeedka waddanka Canada, sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta dowladda.… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo si adag uga hadashay colaadda Gobolka Tigray

Posted on June 29, 2021June 29, 2021 by News Office

Qaramada Midoobay ayaa si adag uga hadashay xiisadda colaadeed ee ka aloosan Gobolka Tigray ee waddanka Ethiopia. War Qoraal ah… Sii akhri

Ex. madaxweyne Jacob Zuma oo xabsi lagu xukumay

Posted on June 29, 2021June 29, 2021 by News Office

Maxkamada ugu sarreysa dalka South Africa ayaa madaxweynihii hore ee dalkaas Jacob Zuma ku xukuntay 15 bilood oo xabsi ah.… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay ee Shirka Muqdisho

Posted on June 29, 2021June 29, 2021 by News Office

Shirka ku saabsan Arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya oo u dhexeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada, oo uu weheliyo Gobolka… Sii akhri

Guddoomiye Sanyare: Dadka mad-madow waa dad inkaaran oo kharriban waxa liibaanay dadka cad-cad

Posted on June 29, 2021June 29, 2021 by News Office

Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) oo hadal ka jeediyay munaasabaddii lagu doortay maamulka degmada Jarriiban ee Gobolka Mudug,… Sii akhri

Al-shabaab oo mar kale toogasho ku fuliyay 10 ruux oo ku eedaysnaa Basaasnimo

Posted on June 29, 2021June 29, 2021 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa mar kale sheegtay, in ay toogasho ku fuliyeen 10 ruux oo ku eedaysnaa arrima ku saabsan basaasnimo.… Sii akhri

Maamul cusub oo loo doortay degmada Jariiban

Posted on June 29, 2021June 29, 2021 by News Office

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur, Wasiir ku xigeenka wasaarada Arimaha Gudaha, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha, Agaasimaha… Sii akhri

Madaxda Galmudug Iyo Koonfur Galbeed Oo Xalay Kulan Gaar ah Yeeshay

Posted on June 29, 2021June 29, 2021 by News Office

Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay kulan gaar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close