Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Milatariga Soomaaliya oo shaaciyay in ay dileen horjooge ka tirsan Al-shabaab

Milatariga Soomaaliya ayaa shaaciyay in ay hawlgal qorshaysan ku dileen horjooge sare oo ka tirsan Al-shabaab. Taliska ayaa sheegay in… Sii akhri

Posted on July 5, 2021July 5, 2021 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo baaq ka soo saartay xiisadda Beledweyne

Posted on July 5, 2021July 5, 2021 by News Office

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u diray Bulshada Reer Beledweyne, kaas oo ku aadan xiisada u… Sii akhri

Khasaaraha diyaarad ku burburtay Filibiin oo kordhay

Posted on July 5, 2021July 5, 2021 by News Office

Tirada dhimashadda ayaa la sheegay inay gaartay 50 qof, kadib, markii 5 mayd oo kale laga helay goobta ay Diyaaradda… Sii akhri

Iska hor-imaad xalay ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan

Posted on July 4, 2021July 4, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in xalay halkaas uu ka dhacay iska hor-imaad u… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo gaaray dalka Itoobiya

Posted on July 4, 2021July 4, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Addis Ababa ee caasimadda… Sii akhri

Dowladda Uganda oo sharci ka soo saartay xamaynta COVID-19

Posted on July 4, 2021July 4, 2021 by News Office

Dowladda Uganda ayaa soo saartay sharci cusub oo ku saabsan xamaynta xanuunka COVID-19, kaas cadaadis ku keenay nolosha dadweynaha Uganda.… Sii akhri

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Gobolka Baay

Posted on July 3, 2021July 3, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Baay ee Maamulkaas. Wareegto… Sii akhri

Tasjiic: Waxa naga been-abuurtay guddiga doorashooyinka Puntland ee TPEC

Posted on July 3, 2021July 3, 2021 by News Office

Waxgaradka iyo Aqoonyahanka degaanka Tasjiic, oo ka tirsan degmada Ufayn ee gobolka Bari, ayaa si adag u cambaareeyay guddiga KMG… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo ansixiyay Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2020

Posted on July 3, 2021July 3, 2021 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland, ayaa maanta oo Sabti ah cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xisaab-xirka Miisaaniyadda dowladda sannadkii 2020. Xisaab-xirka Miisaaniyadda… Sii akhri

Gudiga Xallinta khilaafaadka doorashada heer Federaal oo gudoomiye ku meel gaar ah doortay

Posted on July 3, 2021July 3, 2021 by News Office

Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada dadban ee heer Federaal 2020-2021, oo kulankii u horreeyay yeeshay ayaa doortay guddoomiye ku meel gaar ah. … Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close