Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland: Natiijada imtixaanka dugsiyada sare oo maanta la shaacinayo

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa sida qorshaysan maanta oo Khamiis ah shaacinaysa natiijada imtixaanka Shahaadiga ah… Sii akhri

Posted on July 8, 2021July 8, 2021 by News Office

Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay rag la sheegay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab

Posted on July 7, 2021July 7, 2021 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Puntland ee Gobollada Mudug iyo Cayn, ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 8 xubnood, oo sida Maxkamaddu… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo lagu soo dhoweeyay Kismaayo

Posted on July 7, 2021July 7, 2021 by News Office

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Kismaayo kuso dhaweeyay ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya. waxaa soo dhaweynta qeyb ka… Sii akhri

Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo booqday Islaan Ciise Islaan Maxamed

Posted on July 7, 2021July 7, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka dowladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta hoygiisa caasimadda Garoowe ku booqday Islaan Ciise Islaan Maxamed oo kamid… Sii akhri

Madaxweynihii dalka Haiti oo la dilay

Posted on July 7, 2021July 7, 2021 by News Office

Madaxweynihii Dalka Haiti, Jovenel Moïse ayaa maanta a lagu dhex dilay gurigiisa, ka dib weerar ay fuliyeen koox aan la… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo maanta ku wajahan Kismaayo

Posted on July 7, 2021July 7, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo dowlad goboleedka Jubaland. Ra’iisul Wasaaraha iyo… Sii akhri

Jabhadda TPLF oo ku dhawaaqday xabad-joojin

Posted on July 7, 2021July 7, 2021 by News Office

Hoggaanka Militiriga ee TPLF Jeneraal Tsadkan Gebretensae shaaciyay in ay diyaar u yahiin dhaqan-gelinta xabbad-joojin heshiis lagu yahay iyo in… Sii akhri

Galmudug oo ka hadashay dagaalladii ka dhacay Gobolka Mudug

Posted on July 7, 2021July 7, 2021 by News Office

Wasiirka Warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle, ayaa ka faah faahin ka bixiyay howlgaladii saacadihii lasoo dhaafay Ciidanka dowladda Federaalka iyo… Sii akhri

Weriye caan ah oo lagu toogtay bartamaha magaalada Amsterdam

Posted on July 7, 2021July 7, 2021 by News Office

Weriye caan ah oo dambiyada baara oo u dhashay dalka Holland ayaa si culus loo dhaawacay ka dib markii lagu… Sii akhri

Guddiga doorashada heer Puntland oo guddoon cusub doortay

Posted on July 6, 2021July 6, 2021 by News Office

Guddiga doorashooyinka Federaalka ee heer Puntland ayaa maanta magaaalada Muqdisho ku doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen cusub. Guddigan ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close