Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ururka Dhaqaatiirta Puntland oo doortay Hoggaan cusub

Shirweynaha 4-aad ee ururka Dhaqaatiirta Puntland, ayaa maanta Jimce ah lagu qabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Shirweynaha waxa ka… Sii akhri

Posted on July 9, 2021July 9, 2021 by News Office

Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Daacish oo ka socda Gobolka Bari

Posted on July 9, 2021July 9, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari, ayaa sheegaya in halkaa shalay iyo maanta dagaalo culus ku dhexmareen ciidamada… Sii akhri

Ra’iisul wasaare rooble oo ku wajahan gobolka Gedo

Posted on July 9, 2021July 9, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in uu maalmaha soo socda gaaro magaalada Garbahaarrey ee… Sii akhri

Dad rayid ah oo ku dhintay qarax ka dhacay koonfurta Gobolka Mudug

Posted on July 9, 2021July 9, 2021 by News Office

Laba qof oo rayid ah ku geeriyootay miino la kacday Gaari Caasi ah oo saaka ka amba-baxay degaanka Qaycad kuna… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka qayb-gashay Shirka Ganacsiga Xorta ah ee Afrika

Posted on July 9, 2021July 9, 2021 by News Office

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa maanta ka qeyb-galay shirkii lixaad ee ay… Sii akhri

Rooble iyo Axmed Madoobe oo kulan la qaatay saraakiisha Ciidamada Jubooyinka

Posted on July 9, 2021July 9, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ciidamada Taliska qeybta 43-aad ee ka howlgala Jubbooyinka ayaa… Sii akhri

Joe Biden Oo Difaacay Go’aankiisa Uu Ciidamada Milatariga Ugala Baxayo Afghanistan

Posted on July 9, 2021July 9, 2021 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa difaacay go’aankiisa uu ciidamada milatariga ugala baxayo Afghanistan, isagoo sheegay in howlgalada Mareykanka ay dhamaan… Sii akhri

Puntland oo Taakulo Raashin iyo Shidaal ah ku wareejisay Galmudug

Posted on July 8, 2021July 8, 2021 by News Office

Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa maanta mas’uuliyiinta Galmudug ku wareejiyay taakulo ka kooban raashin iyo shidaal loogu tala-galay ciidamada… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo si adag u canbaareeyay dilkii madaxweynihii Haiti

Posted on July 8, 2021July 8, 2021 by News Office

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u canbaareeyay dilkii loo geystay madaxweynihii dalka  Haiti  Jovenel  Moise. Golaha ayaa… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo ka qayb-galay Shirka Golaha Wasiirada Jubaland

Posted on July 8, 2021July 8, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka qeyb galay Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada dowlad-goboleedka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close