Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada Milatariga Suudaan oo guud ahaan burburiyay xoogagii RSF

Milatariga Suudaan, ayaa guud ahaan xaqiijiyay guushoodii ugu sarreysay ee dagaalka muddada labada sanno ah socda oo ay ka gaarayaan … Sii akhri

Posted on March 22, 2025March 22, 2025 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo si weyn u soo dhaweysay guusha ciidamada Suudaan ka gaareen dagaalkii RSF

Posted on March 21, 2025 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo bayaan soo saartay ayaa sheegtay in ay si weyn u soo dhaweynayso warka ku saabsan in… Sii akhri

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA oo sheegtay in ay duqeyn ku dishay 82 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on March 21, 2025March 21, 2025 by News Office

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ee NISA oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay in ay 82 xubnood oo ka… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku laabtay furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellada dhexe

Posted on March 20, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray degmada Cadale ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, halkaas oo uu ku… Sii akhri

Puntland: Wejiga saddexaad ee dagaalka Calmiskaad wuxu dhammaan iidda Ramadaan ka hor

Posted on March 20, 2025 by News Office

Hoggaanka guud ee hawlgelinta ciidamada difaaca Puntland S/Guuto Maxamed Aadan Jaamac (Degelle) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay… Sii akhri

Dowladda Puntland oo ku dhawaaqday natiijada ka soo baxday baaritaan lagu sameeyay meydka maxbuus Laahoor

Posted on March 19, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo War rasmi ah soo saartay ayaa shaacisay natiijada ka soo baxday baaritaan lagu sameeyay meydka maxbuus, Cabdiraxmaan… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo shaaciyay in ay dileen in ka badan 20 xubnood oo ka tirsan argagixisada Daacish

Posted on March 19, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal ay ka sameeyay nawaaxiga togga Miiraale ayaa halkaasi ku diley in ka badan 23 dagaallame… Sii akhri

Warsaxaafadeed: Puntland oo ka hortimid Barnaamijka diiwaangelinta Kaar Aqoonsiga dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on March 18, 2025 by News Office

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland iyada oo ka duulaysa mawqifkii ay Dawladda Puntland hore u qaadatay ee ahaa sharci kasta oo… Sii akhri

Amiirkii dilalka qorshaysan iyo qaraxyada u qaabilsanaa Daacish oo xalay ku geeriyooday xabsi ku yaalla Boosaaso

Posted on March 18, 2025 by News Office

Cabdiraxmaan Shirwac Aw Siciid (Laahoor) oo amiir u ahaa shakabad dilalka qorshaysan iyo qaraxyada u qaabilsanayd argagixisada ISIL, islamarkaana bil… Sii akhri

Koox looga shakisan yahay burcad-badeed oo doon kalluumeysi ku af-duubtay xeebaha Puntland

Posted on March 18, 2025 by News Office

Dabley hubaysan oo looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaaliyeed ayaa xeebaha degmada Eyl ee gobolka Nugaal ka af-duubtay doon kalluumeysi oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close