Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Cirro oo tijaabinaya jidkii Muuse Biixi ku jabay ee weeraridda degaannada SSC-khaatumo

Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xooggan ayaa dhawaanahan laga dareemaya jiidaha ay isku horfadhiyaan ciidamada SSC-khaatumo iyo Somaliland oo mar kale… Sii akhri

Posted on March 24, 2025March 24, 2025 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay dalka dib ugu soo celisay 145 muwaadin oo ku xirnaa dalka Liibiya

Posted on March 24, 2025 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Midowga Yurub ayaa sheegtay in ay maanta dalka dib ugu soo celisay 145 muwaadin, kuwaasi… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo hawlgal qorshaysan ku burburiyay talisyo waaweyn oo argagixisada Daacish samaysteen

Posted on March 24, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo warbixin soo saaray ayaa faahfaahin ka bixiyay hawlgal qorshaysan, oo ay ka sameeyeen degaanno ka… Sii akhri

Soomaaliya oo Midowga Afrika kala shaqaynaysa daminta Colaadaha Sokeeye ee dalalka Afrika

Posted on March 24, 2025March 24, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Mahamoud Ali… Sii akhri

Hay’adda NIRA oo beenisay in ay degmooyin ka tirsan Puntland ku dartay dhinaca Galmudug

Posted on March 23, 2025 by News Office

Hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangelinta dowladda Federaalka Soomaaliya ee (NIRA) oo maanta warsaxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay in ay si cad… Sii akhri

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho

Posted on March 23, 2025March 23, 2025 by News Office

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo… Sii akhri

Puntland oo Villa Somalia ku eedaysay in ay Galdogob iyo Jarriiban ku dartay Galmudug si ay colaad uga abaabusho labada dhinac

Posted on March 23, 2025 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Shiikh Cali ayaa ka horyimid go’aanka hay’adda u qaabilsan dowladda Soomaaliya diiwaangelinta iyo aqoonsiga… Sii akhri

Netanyahu oo laga digayo in uu dagaal sokeeye ka rido gudaha Israa’iil kaddib xilka qaadis deg deg ah oo uu sameeyay

Posted on March 23, 2025March 23, 2025 by News Office

Hoggaamiyayaasha mucaaridka Israa’iil ayaa billaabay inay ka digaan dagaal sokeeye oo ka dhici kara gudaha Israa’iil, kaddib markii Netanyahu uu… Sii akhri

Taliska Booliska Puntland oo warbixin rasmi ah ka soo saaray dagaalkii khasaaraha sababay ee ka dhacay kantaroolka bari ee Garoowe

Posted on March 22, 2025 by News Office

Talisk Ciidanka Booliska Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa shaaciyay in maanta hawlgal qorsheysan ku qabteen gaari bas ah oo… Sii akhri

Iska hor-imaad hubaysan oo ciidamo boolis ah iyo askar ka tirsan PSF ku dhexmaray kantaroolka Garoowe

Posted on March 22, 2025March 22, 2025 by News Office

Ugu yaraan laba ruux ayaa ku geeriyooday halka lix kalena ku dhaawacmeen iska hor-imaad hubaysan oo saaka ka dhacay kantaroolka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close