Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Miiraale: Ciidamada Puntland oo maanta godadka ugu daatay mileeshiyaadka go’doonsan ee argagixisada ISIL

Dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidamada difaaca Puntland iyo koox ka tirsan mileeshiyaadka ISIL ayaa hadda ka socda afaafka laga… Sii akhri

Posted on March 17, 2025March 17, 2025 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo isku shaandhayn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada

Posted on March 17, 2025 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo isku shaandhayn ku sameeyay Xukuumadda XFS ayaa magacaabay xubno cusub oo… Sii akhri

Dagaal xalay dhexmaray Ciidamada Puntland iyo mileeshiyaad ka tirsan dagaallamayaasha Daacish

Posted on March 17, 2025 by News Office

Dagaal u dhexeeya ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland iyo firxadka dagaallamayaasha argagixisada ISIL ayaa xalay ka dhacay buuraleyda Xabley oo… Sii akhri

Mareykanka oo beeniyay warar laga soo xigtay Puntland oo sheegaya in Mareykanku diblomaasiyiintiisa kala baxay magaalada Muqdisho

Posted on March 16, 2025 by News Office

Dowladda Mareykanka oo bayaan kooban soo saartay ayaa been-abuur ku tilmaantay warar laga soo xigtay wasiir ka tirsan Puntland oo… Sii akhri

Qaramada Midoobey oo Puntland ku bogaadisay dagaalka ciribtirka Argagixisada Daacish

Posted on March 16, 2025March 16, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan… Sii akhri

Puntland: Qofkii qaata kaarka aqoonsiga muwaadinka ee Soomaaliya wuxu lumin doonaa xuquuqda muwaadinimo ee Puntland

Posted on March 16, 2025March 16, 2025 by News Office

Puntland ayaa ka hortimid barnaamij ku saabsan diiwaangelinta dadweynaha, oo ay magaalada Gaalkacyo ka bilowday hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangelinta dadweynaha… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo maanta gacanta ku dhigay keydadkii hubka, gaadiidka iyo saadka ee Argagixisada Daacish

Posted on March 15, 2025 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay togga Jeceel ee buuraha Calmiskaad ayaa dagaallamayaasha Argagixisada… Sii akhri

Dowladda Puntland oo digniin amni ka soo saartay dhaq dhaqaaqa firxadka ISIL oo ku milmaya dadweynaha

Posted on March 15, 2025 by News Office

Digniin kooban oo ka soo baxday Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayuu ugu baaqay dhammaan dadweynaha Puntland in ay taxaddar ka… Sii akhri

Maxaa saaka ka dhacay maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland?

Posted on March 15, 2025 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee Ciidamada qalabka sida ee Puntland u qaabilsan gobollada Sool iyo Nugaal ayaa saaka oo Sabti ah… Sii akhri

Puntland: Xanuun la aqoonsan waayay oo si safmara ugu faafaya degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar

Posted on March 15, 2025March 15, 2025 by News Office

Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan ayaa dhawaanahan si deg deg ah ugu faafaya degmada Rako Raaxo oo ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close