Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka wahadlay xaaladaha Binii’aadanimo ee ka jirta dalka

Wasiirka Gargaarka iyo maareeynta Masiibooyinka xukumadda federaalka Soomaaliya marwo Khadiijo Maxamed  Diiriye oo muqdisho kulan kula qaadatay Safiirka Midoowga ee… Sii akhri

Posted on October 15, 2021October 15, 2021 by News Office

Shir ku saabsan Xaraynta Ergada Doorashada Golaha Shacabka oo Muqdisho lagu qabtay

Posted on October 15, 2021October 15, 2021 by News Office

Shir looga hadlayay bilaabidda xaraynta ergada doorashada Golaha Shacabka ayaa waxaa Muqdisho ku yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer… Sii akhri

Madaxweynihii hore Maraykanka Bill Clinton oo isbitaal la dhigay

Posted on October 15, 2021October 15, 2021 by News Office

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Bill Clinton ayaa la dhigay isbitaal ku yaal gobolka California, kadib markii laga helay xanuun aan… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Iskaashiga Booliska Afrika

Posted on October 15, 2021October 15, 2021 by News Office

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Caasimadda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo ee Kinshasa kaga qaybgalay meertada 23-aad… Sii akhri

Xanuuno la garan waayay iyo abaaro ba’an oo Jubaland ku dilay xoola gaaraya saddex kun oo neef

Posted on October 14, 2021October 14, 2021 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Koobaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Adaan ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka la wadaagay farriin ku aadan Xuska Qaraxii Soobe

Posted on October 14, 2021October 14, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan Xuska Qaraxii 14-ka Oktoobar 2017-kii… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo warqad codsi ah u diray Guddoonka Baarlamanka

Posted on October 14, 2021October 14, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhowaan warqad codsi ah  u diray Guddoonka Baarlamanka taas oo uu ku dalbanayay in… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay saraakiil ka socday Arrimaha Dibadda Mareykanka

Posted on October 14, 2021October 14, 2021 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar ayaa kulan wadahadal ah la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda… Sii akhri

Norway :Shan qof oo ku dhimatay weerar loo adeegsaday qaanso iyo fallaadho

Posted on October 14, 2021October 14, 2021 by News Office

Shan qof ayaa dhimatay ,laba kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo , ka dib markii nin ku hubeysnaa qaanso iyo fallaadho… Sii akhri

Laamaha Amniga Boosaaso oo shir gaar ah yeeshay

Posted on October 14, 2021October 14, 2021 by News Office

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Saka Shir guddoominayey kulan ay ka wada qeyb galeen Dhamaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close