Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xubnihii Golaha Degaanka Qardho oo shuruudo lagu kala reebayo

Guddoomiyaha Gobolka Karkaar, Cabdi Siciid Cismaan ayaa soo saaray shuruudo lagu kala reebayo xubnaha Golaha Degaanka, ee ku soo baxay… Sii akhri

Posted on January 22, 2022January 22, 2022 by News Office

Duqa Caasimadda Garoowe oo beeniyay warar laga faafiyay magaalada

Posted on January 22, 2022January 22, 2022 by News Office

Duqa Caasimadda Garoowe Axmed Siciid Muuse ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar been-abuur ah oo ku saabsan in Garoowe… Sii akhri

Duqayn lagu laayay dad rayid ah oo ka dhacday Yemen

Posted on January 22, 2022January 22, 2022 by News Office

Ugu yaraan 30 ruux ayaa ku dhintay in ka badan  170 kalena waa ku dhaawacmeen duqayn xalay ka dhacday xabsi… Sii akhri

Dood ka dhacday Baarlamanka Ingiriiska oo Hargeysa laga taageeray

Posted on January 22, 2022January 22, 2022 by News Office

Dadweynaha magaalada Hargeysa ayaa saaka bannaan-bax ku taageeraya Baarlamanka waddanka Ingiriiska oo maalmo ka hor dood ka yeeshay Aqoonsiga Somaliland.… Sii akhri

Faallo kooban: Yaa loo saadaalinaya Doorashada berri ka dhacaysa Garoowe?

Posted on January 21, 2022January 21, 2022 by News Office

Shan kursi oo kamid ah Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu wadaa in Sabtida  berri ah lagu… Sii akhri

Garoowe: Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan oo lagu taageeray kursiga Hop235

Posted on January 21, 2022January 21, 2022 by News Office

Waxgaradka, Siyaasiiinta, Dhallinyarada, Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada deegaannada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa taageerey Musharrax Xildhibaan Wasiir… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in lagu guulaystay wejiga kowaad ee nabadayntii Saax-maygaag iyo Senge

Posted on January 21, 2022January 21, 2022 by News Office

Puntland ayaa xaqiijisay in dhinacyadii ku dagaallamay Saax-maygaag ay si buuxda u fuliyeen dhammaan go’aannadii ka soo baxay shirkii nabadaynta… Sii akhri

Soomaaliya iyo Imaaraadka oo ka wada-hadlay iskaashiga labada dal

Posted on January 21, 2022January 21, 2022 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya,  Cabdisaciid Muuse Cali, ayaaMuqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaraadka Carabta u jooga Soomaaliya, Maxamed Axmed Al-cusmaan,… Sii akhri

Guddiga doorashada heer Galmudug oo shaaciyay doorashada 7 kursi

Posted on January 21, 2022January 21, 2022 by News Office

Guddiga doorashada Maamulka Galmudug ayaa xalay shaaca ka qaaday Jadwalka doorashada kuraas hor leh oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka… Sii akhri

Faahfaahinta: Shil ka dhacay magaalada Garoowe

Posted on January 20, 2022January 20, 2022 by News Office

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay shil ka dhacay jihada bari ee magaalada Garoowe. Shilka ayaa ka dhashay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close