Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Garoowe

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac dhaliyay ayaa ka dhacay duleedka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Shilka oo ka dhacay jihada… Sii akhri

Posted on January 20, 2022January 20, 2022 by News Office

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay La-dagaallanka Argagixisada

Posted on January 20, 2022January 20, 2022 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu Xarunta Wasaaradda ku qaabilay safiirka Shiinaha,… Sii akhri

Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo maanta dooranaya Guddoomiye cusub

Posted on January 20, 2022January 20, 2022 by News Office

Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa lagu wadaa in ay maanta ka dhacdo magaalada Muqdisho. Guddi u xil-saaran qabashada Doorashadaas… Sii akhri

Soomaaliya iyo Imaaraadka oo dib u hagaajinaya xiriirka labada dal

Posted on January 20, 2022January 20, 2022 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay, Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda dowladda Imaraadka Carabta,… Sii akhri

Wasiir Durraan oo ku laabtay Muqdisho, eedeyna u jeediyay Puntland

Posted on January 19, 2022January 19, 2022 by News Office

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Durraan Axmed Faarax oo maalmahan ku sugnaa Garoowe ayaa maanta dib ugu… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo Boqor Burhaan oo ku ballamay in si hoose loo xalliyo Arrinta PSF

Posted on January 19, 2022January 19, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu todobaadka dambe Boosaaso u safro, si loo xalliyo Arrinta PSF.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Sacuudiga

Posted on January 19, 2022January 19, 2022 by News Office

Madaxweyne Farmaajo ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Axmed Bin Maxamed… Sii akhri

Wasiir Durraan oo ka horyimid sida loo maamulay kursiga Hop166

Posted on January 19, 2022January 19, 2022 by News Office

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xukuuamdda Federaalka Soomaaliya Durraan Axmed Faarax ayaa sheegay in kursiga HOP166 ee Golaha Shacabka loo… Sii akhri

Soomaaliya iyo Ingiriiska oo ka wada-hadlay ixtiraamka Qaranimada Soomaaliya

Posted on January 18, 2022January 18, 2022 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Afrika… Sii akhri

Puntland: Doorashada 11 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka oo la shaaciyay

Posted on January 18, 2022January 18, 2022 by News Office

Puntland ayaa shaacisay qabashada 11 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Puntland ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close