
Waxgaradka, Siyaasiiinta, Dhallinyarada, Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada deegaannada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa taageerey Musharrax Xildhibaan Wasiir Cabdillaahi Bidhaan oo u taagan kursiga Hop235 kaddib munaasibad ka dhacday beeraha caasimadda Garoowe.
Kursigan ayaa kamid ah shan kursi oo berri doorashadooda ka dhacayso Garoowe.
Halkaan ka eeg Sawirada
PUNTLAND POST















